MACALIM CALI CASEYR OO KU GEERIYOODAY MAGAALADA HARGEYSA

0
Hargeysa (HargeisaPress) - Allah Ha U Naxariisto Macalim CALI CASEYR Oo Ahaa Macalim Ama Bare Kaalin Weyn Oo Aan La Hilmaami Karin Ku Lahaa...

Guddoomiyaha Deegaanka Cali Saahid oo Faah-faahin Ka Bixiyay Dabley Hubaysan oo Weerartay Badhasaabka Togdheer

0
Burco (Hargeisapress)- Guddoomiyaha deegaanka Cali Saahid ayaa waxa uu ka hadley dabley hubaysan oo weerar ku qaaday Guddoomiyaha gobolka Togdheer Xamse Maxamed Cabdi. Guddoomiyaha Deegaanka...

Lacagtii Loogu Talo Galay Horumarinta Badhan oo Muran Ka Taagan Yahay

0
Hargeisa (Hargeisapress)- Xildhibaan Cabdiqaadir Jaamac Xaamud oo ka tirsan mudanayaasha golaha Wakiilada Somaliland ayaa Wasiirka wasaarada Cadaalada Somaliland ku eedeeyay inuu si qaldan u...

Shaqaalaha Muruq-maalka Ee Dekeda Berbera oo Ka Banaanbaxay Ajaanib Shaqadii Ka Qaaday

0
Berbera (Hargeisapress)- Shaqaalaha muruq-maalka ee ka hawl gala dhismaha Dekeda cusub ee magaalada Berbera ayaa maanta sameeyay banaanbax ay kaga cabanayaan Shaqaale Ajaanib ah...

Kornayl Caarre oo Isku Soo Dhiibay Somaliland (SAWIRRO)

0
Ceerigaabo (Hargeisapress)- Odayaasha iyo Madax-dhaqameedka ka soo jeeda Beesha Garxajis ayaa maanta dhamaystirtay heshiiska iyo dhex dhaxaadinta Kornayl Siciid Cawil Jaamaca "Caare" iyo Xukuumada...

Madax-dhaqameedka Galbeedka Hargeysa oo Digniin U Diray Odayaal Eedaymo U Jeediyay Shirkada Oomaar

0
Hargeisa (Hargeisapress)- Qaar kamida Madax-dhaqameedka  gobolada Maroodi Jeex iyo Gabiley ayaa jawaab kulul ka bixiyay eedo dhawaan ay qaar kamida Odoyaasha Koonfurta Hargeysa  ujeediyeen...

IMF oo Sheegtay In Kobac Dhaqaale oo Wali Caqabado Ay Weheliyaan Uu Ka Jiro...

0
Muqdisho (Hargeisapress)-  Hay'adda Lacagta Adduunka (IMF) ayaa sheegtay in wax soo saarka guud ee Soomaaliya (GDP) uu si is beddel ah ugu dhici karo...

Dib U Dhac Ku Yimi Keenista Meydka Guddoomiyihii Hore Gobolka Banaadir Marxuum Cabdiraxmaan Yariisow

0
Muqdisho (Hargeisapress)- Waxa dib u dhac ku yimid keenista magaalada Muqdisho meydka marxuum Cabdiraxmaan Cumar Yariisow guddoomiyihii hore ee gobolka Banaadir iyadoo guddiga qabanqaabada...

“Caarre Waa Farac Ka Baxay Xisbiga Waddani..” Wasiirka Warfaafinta Somaliland

0
Hargeisa (Hargeisapress)- Wasiirka Warfaafinta Somaliland, Maxamed Muuse Diiriye oo maanta warbaahinta kula hadlay magaalada Hargeysa ayaa gudoomiyaha xisbiga Mucaaridka ee Waddani Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Ciro...

Badhasaabka Gobolka Togdheer oo Dabley Hubaysani Weerartay

0
Burco (Hargeisapress) – Wararka ka imanaya gobolka Togdheer ayaa sheegaya in deegaanka Cali Saahid oo ka tirsan gobolka Togdheer lagu weeraray badhasaabka gobolka Togdheer...