Orodyahan Soomaali ah oo ku guuleysaty tartanka Rotterdam

0
338

ROTTERDAM–Orodyahan Cabdi Nageeye ayaa ku guuleystay tartanka Marathon-ka ee Rotterdam, waana markii labaad ee uu ku guuleysto.

Nageeye oo 35 sano jir ah ayaa orodkan ku dhammeeyey 42.195 Kiilo mitir, isagoo ku orday 2 saacadood, 4 daqiiqo iyo 43 ilbiriqsi.

Kiilo mitirkii u dambeeyay ayuu Nageeye ka guuleystay orodyahanka Itoobiya ee Amedework Walelegn.

Tartanka Rotterdam,

1-Abdi Nageeye | 2:04:45

2-Birhanu Legese | 2:05:16

3-Viola Kibiwott | 2:20:57Selly

4- Chepyego | 2:22:46

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here