Wasiirka Diinta Oo Dawladda Yemen ka Gudoomay deeq ay soo gaadh siisay Somaliland

0
Hargeysa, (HargeisaPress) —Wasiirka Diinta iyo Awqaafta ee Somaliland ayaa maanta ka gudoomay dawladda Yemen Deeq isugu jirta Timir, Kutub qur’aan iyo waxyaabo kale, taasi...

Cabdicasiis Maxamed Samaale Oo Isku Shaandhayn Ku Sameeyey Shaqaale Waaxeedyada Wasaarada Maaliyada

0
Hargeysa, (HargeisaPress) —Waxa shaqaalaha magacyadoodu hoos ku xusan yihiin lala socodsiinayaa in maanta oo bishu tahay 10/07/2014 loo kala bedelay sidan hoos ku qoran:- Keyse...

Mareykanka iyo Faransiiska oo Tababbaraya Ciidamada Dowladda Soomaaliya

0
Hargeysa, (HargeisaPress) — Dalalka Mareykanka iyo Faransiiska ayaa sheegay inay tababarro siinayaan ciidamada Soomaaliya, si looga hortago weerarrada kaga imaanaya Al-shabaab oo dhawaanahan geysanaysay...

Gudoomiyaha Guddida Qandaraasyada Qaranka Oo Dadafeeyey Eedaymo Musuqmaasuq Oo Xisbiyada Mucaaradku U Soo Jeediyeen...

0
Hargeysa, (HargeisaPress) — Gudoomiyaha Gudida Qandaraasyada Qaranka Somaliland Md:Aadan Cabdilaahi Xaaji Xasan(Nugaal) ayaa dadafeeyey eedaymo ay Xisbiyada Mucaaradka ah ee Dalku ay u soo...

Somaliland: Madaxweyne Siilaanyo oo Abaalmarino Guddoonsiiyay Arday ku Guuleystay Tartan Qur’aan + SAWIRRO

0
Hargeysa, (HargeisaPress) — Madaxweynaha Somaliland Mudane Axmed Maxamed Silaanyo, ayaa xalay xarunta madaxtooyadda afur ugu sameeyey ardaydii ku guulaystay tartanka quraan akhrista Somaliland iyo...

Somaliland: Maayarka Hargeysa oo Dhagax-dhigay Xarun Cusub oo Dab-damis + SAWIRRO

0
Hargeysa, (HargeisaPress) — Maayirka Hargeysa iyo xubno wasiiro ayaa dhagax dhigay xarun dab-damis oo ay yeelanayso caasimadda Hargeysa, kaas oo lagaga gurman doono waxyeeladda...

Daawo Guddoomiyaha Xisbiga UCID Eng. Faysal Cali Waraabe Oo Waraysi Xiiso Badan Siiyey Telefishanka...

0
Mennasota(Hargeisa Press)-Daawo Guddoomiyaha Xisbiga UCID Faysal Cali Waraabe Waraysi Xiiso Badan Oo Uu Siiyey Afro TV iyo Cali Xaraare.   - [youtube https://www.youtube.com/watch?v=9J0s6D_8Zuo]

Madaxweynaha Somaliland Oo Magacaabay Gobolka Cusub Ee Xaysimo Ee Magaalo Madaxdiisu Tahay Taleex

0
Hargeysa(Hargeisa Press)-Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland ayaa Maanta Magacaabay Gobol Cusub Magaalada Madaxdiisu tahay Taleex Oo Lagu Magacabo Xaysimo. Madaxweyne Silaanyo Ayaa Digreeto Madaxweyne Ku magacaabay...