Kooxda Dawlada Hoose Ee Burco Oo Ku Guulaysatay Koobka Horyaalka Horyaalada Somaliland

0
537

Berbera,(HargeisaPress)–Kooxda ku ciyaaraysay magaca dawlada hoose ee burco ayaa galabta ku guulaystay koobka Horyaalka Horyaalada Somaliland oo ciyaarta kama danbaysata ah ay iskugu soo hadheen kooxda ciidanka asluubta hargaysa.

Ciyaartan oo ahayd mid aad xiiso badan galabta garoonka cabdale Staadyom ku dhex martay kooxda dawlada hoose ee burco iyo kooxda Ciidanka asluubta Hargaysa kaasi oo guushu ku raacday dawlada hoose ee burco 3 Iyo O Eber Ciidanka Astuubta 0;3 burco

Kooxda magaca burco u matalatay koobkan horyaalka horyaalada Somaliland ayaa noqonay markii ugu horaysay ee ay ku guulaysato koobkan.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here