John Cena oo ka fadhiistay ciyaaraha musaaracada ee WWE

0
Jilaaga iyo ciyaaryahanka legdanka ama musaaracada John Cena, ayaa ku dhawaaqay in uu hawlgab ka noqon doono u tartamida horyaalka aduunka ee legdanka ama...

Lionel Messi oo Shaaciyey Kooxda uu Ciyaaraha kaga fadhiisanayo

0
Xiddiga reer Argentina ee Lionel Messi, ayaa shaaciyey qorshihiisa hawlgabka kubadda cagta, waxaana uu magacaabay naadiga uu ku soo gunaanadi doono kubadda cagta isaga...

Orodyahan Soomaali ah oo ku guuleysaty tartanka Rotterdam

0
ROTTERDAM–Orodyahan Cabdi Nageeye ayaa ku guuleystay tartanka Marathon-ka ee Rotterdam, waana markii labaad ee uu ku guuleysto. Nageeye oo 35 sano jir ah ayaa orodkan...

Kooxda Dawlada Hoose Ee Burco Oo Ku Guulaysatay Koobka Horyaalka Horyaalada Somaliland

0
Berbera,(HargeisaPress)–Kooxda ku ciyaaraysay magaca dawlada hoose ee burco ayaa galabta ku guulaystay koobka Horyaalka Horyaalada Somaliland oo ciyaarta kama danbaysata ah ay iskugu soo...

Goolhayaha xulka kubadda cagta Koonfur Afrika oo xalay 4 gool ku laad ka qabtay...

0
Kabtan Ronwen Williams ayaa afar gool ku laad ama rigoore ka qabtay ciyaartoyda Cape Verde ciyaar ka tirsanayd sideed dhammaadka tartanka Qaramada Qaarada Afrika...

Warbixin: 63 Sano Ka Hor Dharaartii Somaliland Gobanimada Heshay 26-June 1960

0
Hargeysa (Hargeisa Press)- Saddex iyo Lixdan sano ka hor, waxa ay ahayd maalintii ay Jamhuuriyadda Somaliland Xornimadeeda ka qaadatay Boqortooyadii Ingiriiska 26-kii June 1960...

Isku-aadka Wareegga 16-ka Ee koobka Adduunka oo La Soo Saaray

0
Doha (Hargeisa Press) – Wareega group-yada ee koobka adduunka ee ka socda dalka Qatar, ayaa la soo gabagabeeyay waxaana hadda loo soo gudbay wareegga...

Falanqeyn: Kulamadii Xalay Ee Koobka Addunka iyo Kuwa Maanta

0
Doha (Hargeisa Press) — Kabtanka Xulka K/cagta ee Wales Gareth Bale, ayaa ka cadhaysiiyay Mareykanka kulankii ay labada xul iskaga horyimaadeen garoonka Ahmed Bin...

Taliye Taani oo Abaalmariyey Orodyahannada Kooxda Gaashaan oo Toban Koob Hantiyay

0
Hargeysa (HargeisaPress)– Taliyaha Ciidanka Qaranka Somaliland Sareeye Gaas Nuux Ismaciil Taani, ayaa abaalmariyey kuna qaabilay Miiska Sarakiisha Oradyahano ka tirsan kooxda Gaashaan oo ku...

Maayarka Laascaanood Oo Ka Hadlay Gubashadii Suuqa Hargaysa

0
Laascaanood (HP): Maayarka magaaladda Laascaanood C/raxiin Cali Ismaaciil, ayaa ka hadlay khasaarihii uu gaystay Dabkii qabsaday suuqa Waaheen ee magaaladda Hargaysa. Waxaanu arrintaasi ku tilmaamay...