Gudoomiyihii Maxkamada Sare ee Somaliland oo sheegay in Sharci-darro Xilka looga Qaaday
Hargeysa, (HargeisaPress) —Guddoomiyihii maxakamada sare ee Somaliland, Yuusuf Ismaaciil Cali, ayaa sheegay in sifo sharci daro ah loo maray xil ka qaadistiisa.
“Magacaabista Gudoomiyaha Maxakamadda...
Somaliland: Casho Loo Sameeyay Xulka Kubadda Cagta Baahiyaha Gaarka ah Qaba
Hargaysa (HP): Wasaaradda dhalinyarrada iyo ciyaaraha Somaliland ayaa xalay kulan cashi sharaf ah u qabatay xulka Naafadda kubbada cagta Somaliland.
Xulka baahiyaha gaarka ah qaba...
Wafti Ka Socda Dalka Ruushka Oo Booqasho Ku Tagey Dekeda Magaalada Berbera Iyo Dhulkii...
Hargeysa, (HargeisaPress) —Wafti ka socda dawlada Ruushka ayaa booqasho ku tagey dekeda magaalada Berbera iyo dhulkii ay daganaan jireen wakhtigii dawladii Rajiimka ahayd ee...
Wasiirka Xanaanada Xoolaha Somaliland Oo Ka Hadlay Marxaladihii Kala Duwanaa Ee Dalku ...
Hargeysa, (HargeisaPress) —Wasiirka xanaanada xoolaha Somaliland Cabdilaahi Maxamed Daahir Cukuse ayaa ka hadlay marxaladihii kala duwanaa ee dalku soo maray.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka
https://youtu.be/-YVlhxZgdFw
HargeisaPress...
Wasiirka Maaliyadda Oo Mushaharkii Ka Jartay 78 Muwaadin Iyo Gadood Shaqaale Oo...
Hargeysa, (HargeisaPress) — Wasiirka Maaliyadda Somaliland Samsam Cabdi Aadan ayaa sida la sheegay amartay in mushaharka laga joojiyo ku dhawaad 78 muwaadin oo aan...
Roobab Khasaare Hantiyeed Gaystay Oo Gobolka Sanaag Ka Da’ay
Ceerigaabo (Hargeisa Press.com): Roobab xoog leh oo shalay ilaa maanta si is-daba jooga uga da’ayay degaamo ka tirsan gobolka Sanaaga ayaa la soo sheegayaa...
Maalqabeen Wargeyska The Guardian u Faahfaahiyey Hay’ad uu ku Taageerayo Adeegyada Caafimaadka iyo Waxbarashada...
Hargeysa(HargeisaPress)-Ismaaciil Axmed oo ah Aasaasaha iyo Mulkiilaha Shirkadda Caalamiga ah ee World Remit, ayaa shaaciyey inuu aasaasay Hay’ad cusub oo taageeri doonta adeegyada Caafimaadka...
Nuxurka Kulan Madaxweyne-ku-xigeenka Somaliland la Qaatay Wefti ka Socda Hay’adda UNICEF
Hargeysa,(HargeisaPress)—Madaxweyne ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland Md. Cabdiraxmaan Cabdillaahi Ismaaciil (Saylici), ayaa xafiiskiisa ku qaabilay wafti ballaadhan oo uu hoggaaminaayo Mr. Steven Lauwerier oo ka socda...
Hay’adda Caafimaadka Adduunka oo Cuntooyin iyo Sharaabyada Xaqiijisay Inay Sababaan Kansarka
London (Hargeisa Press)- Mid ka mid ah mac-macaannada macmalka ah ee ugu caansan adduunka, ayaa lagu wadaa in bishan July ay ku dhawaaqdo Ururka...
Xoghayihii Warfaafinta Xisbiga Waddani Oo Is Casilay
Hargaysa (HP): Xoghayihii warfaafinta ee xisbiga mucaaradka ah ee Waddani Maxamuud Cabdi jaamac (Xuuto), ayaa maanta shaaciyay inuu iska casilay xilkii uu xisbigaasi ka...


























