Dhawaan Fillo Maqaalo taxaane ah oo aan indoora ka Qoraayey Wasaaradda Maaliyadda intii  ay xilka haysay  Marwo Samsam Cabdi Aadan.

0
11854

Waxay koobsan Doontaa ka jaawabidda su’aalo Dhawr ah oo ay ka mid yihiin:

  1. Intee inleeg oo Shaqaale  ah ayey qaadatay Wasaaradda intii ay joogtay Wasiir Samsam/
  2. Haday jiraan ma sifo Sharci ah ayey ku Yimaadeen Shaqaalahaasi mise sifo sharci dara ah  ?
  3. Waa maxay sababta loo badalay Agaasimihii hore?
  4. Waa maxay sababta Agaasimihii hore ee Wasaaradda Waxbarashada loogu soo wareejiyey Wasaaradda Maaliyada?
  5. Xidhiidh nooce ah ama wada shaqayneed ba ka dhexeeyey labada masuul ee kala ah wasiirada Maliyaada iyo Agaasimaha Wasaarada Maaliyada markay ay ka wada shaqayn jireen W.Wabarashada.
  6. Maxaa ka jira in Wasiir Samsam Cabdi Aadan ay u badiso Maaliyadda ama Kharashaadka hayadaha iyo wasaaradda ay maamulaan ama ay ka madaxda yihiin kuwa ay isku  haybta yihiin.
  7. Sifo nooce ah ayaa loo bixiyey qandaraaska adeega loogu bixiyo wada mariska kuwa hadda iyo kuwa soo socda haday noqoto adeega hadda lagu xayasiiyo warbaaxinta

 

 

Waxaad isweydiinaysaan muxuu u dortay mawduucan inuu ka hadlo , muxuu  uga qori waayahay  wasaaraddo kale se u doortay wasaarada maaliyada,  waxaan ku xusi doona sababta aan u door biday ugana qoray qormadan  qoraladayda taxana ah.

 

 

Qalinka: Mohamoud Abdiqadir

eng.mohamoudabdiqadir@gmail.com

 

 

 

LEAVE A REPLY