Maxaabiistii Madaxwayne Biixi Cafiyay oo Diyaarad Khaas Ah Loogu Qaaday Muqdisho

0
Hargeisa (Hargeisapress)- 19-kii maxbuus ee Madaxweyne Muuse Biixi cafiska u fidiyay ee muddo 9 sanno ah ku xidhnaa jeelka weyn ee magaalada Hargeysa, islamarkaana...

Abiy Ahmed oo Ka Hadley Dagaalka U Dhaxeeya Xibiyada ADP iyo TPLF, Xidhiidhka Itoobiya...

0
Addis Ababa (Hargeisapress)- Ra'isal wasaaraha Itoobiya Dr Abiy Axmed oo xafiiskiisa shir jaraa'id ku qabtay ayaa ka jawaabay su'aala la xidhiidha afgambigii dhicisoobay, doorashada...

Madaxweynaha Somaliland oo Qaabilay Hoggaamiyeyaasha Dhaqanka Ee Beelaha Hawiye

0
Hargeisa (Hargeisapresss)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa xalay qaabilay wefti madax-dhaqameed ah oo uu hoggaaminayo guddoomiyaha dhaqanka ee beelaha Hawiye, Mudane...

Wariye Abdirisaaq Xaaji Catoosh oo Ka Waramay Dhacdo Uu Boorama Ku Arkay

0
Hargeisa (Hargeisapress)- Wariyaha caanka ah ee ka hawl geli jiray Idaacada laanta afka Soomaaliga ee BBC-da Cabdirisaaq Xaaji Catoosh ayaa waxa uu si qoto...

Madaxweynaha Jabuuti oo War Ka Soo Saaray Geerida Guddoomiyihii Gobolka Banaadir

0
Djibouti (Hargeisapress)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti, Ismaaciil Cumar Geelle, ayaa Shacabka Soomaaliya iyo dowladda Federaalkuba uga tacsiyeeyay geeridii naxdinta lahayd ee ku timid guddoomiyehii gobolka...

Akhriso: Mas’uuliyiinta Sarsare Ee Soomaaliya Ee Haysta Labada Jinsiyadood

0
Muqdisho (Hargeisapress)- Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa shalay sheegay in uu si rasmi ah isaga celiyay jinsiyadiisii labaad ee Maraykanka, uuna ku eekaan...

Madaxweynaha Soomaaliya Oo Dib Iskaga Celiyay Jinsiyadiisii Maraykanka

0
Muqdisho (Hargeisa Press.com): Madaxweynaha dawladda federaalka Soomaaliya Maxamed C/laahi Farmaajo, ayaa dib dib u celiyay jinsiyadii uu ka haystay dalka Maraykanka. Sidaasina waxaa lagu sheegay...

Ismaaciil Buubaa oo Waraysi Xasaasi Ah Kaga Hadlay Somalind iyo Soomaaliya, Kenya, Itoobiya &...

0
Hargeisa (Hargeisapress)- Siyaasiga Ismaaciil Maxamuud Hurre Buubaa, ayaa Waraysi Xasaasi ah kaga hadlay arrimo u dhexeeya Somalind iyo Soomaaliya, Kenya, Itoobiya iyo Jabuuti iyo...

Wasaaradda Waxbarashadda Somaliland Oo Ruqsadii Kala Noqotay Dugsiyo Gaar Loo Leeyahay

0
Hargaysa (Hargeisa Press.com): Wasaaradda waxbarashadda iyo sayniska Somaliland ayaa ruqsadihii kala noqotay qaar ka mida dugsiyadda gaarka loo leeyahay ee ku yaalla caasimadda Hargaysa. Dugsiyadaasi...

Xildhibaanada Wakiilada Ee Reer Awdal oo Ku Hanjabay Inaan Doorasho Ka Dhacayn Awdal &...

0
Hargeisa (Hargeisapress)- Xildhibaanno ka tirsan golaha Wakiillada Somaliland ee ka soo jeeda gobolka Awdal, ayaa si adag uga hadlay arrinta saamiqaybsiga kuraasta Wakiillada ee...