Puntland nolol, nabad iyo naruuro lama Jecla reer Sool!
Dib u eegista taariikhdu waa waayo-aragnimo laga faa’iidaysto wixii hore kuu soo maray, inaad ka digtoonaato oo aanay mar kale kugu dhicin. Shirwaynaha madax...
Ganacsatadu Maxay Uga Qayliyeen Nidaamka Cusub Ee Loo Dejiyey Cashuurta Kastamada?
Waxa aan baraha bulshada ku arkayey in kastamka Berbera oo laga dhaqan galiyey nidaam mudo dheer la soo waday oo casri ah oo yareynaya...
HADII LAGU SHEEGO WAA LA IS SHEELAA HADII LAGU SHEELONA WAA LA IS SHEEGAA!
Qof garashada ka sabool ah oo xasad u weheliyo ayuumbaa qof kale waxtarkiisa u qiri waaya. Wuxu yidhi IHN Salaan Carrabay:
“Waxba yaanu xeerkay i...
Musuq-maasuq La Degay Kastamka Kalabaydh
Kastamka magaaladda Kalabaydh oo gobolka Gabiley ka tirsan ayaa muddooyinkan danbe waxaa aad looga dayrinayaa nidaamkiisa maamulka maaliyadeed oo uu hadheeyay musuq maasuq baahsani.
Kastamka...
Somaliland Waxay Sabab U Ahayd Xorriyadii Soomaalida Talyaaniga iyo Soomaalida Djibouti
Tani waa khariiradda Qaaradda Afrika ee sanandkii 1884-85. Khariiradda waxaa ka muuqda sidii Guumayatyaasha reer yurub ay u kala qabsadeen dhulalka Qaaradda afrika.
Markii ay...
Qabowga Dhaxanta iyo Xummadda-Darani Waxay Wehel U Yihiin Dadka-Maanka Ka Buka
Magaalooyinka waa weyn ee Somaliland waxaad ku arkaysa Dadka Maanka ka buka, oo dabada galiyay gidaarada iyo dhirta hoosteeda, kuwaas oo aan haysan waxyaabaha...
Fursadaha Ka Dhalanaya Go’aammadii Shirka GAR-XAJIS
Shirkii Dal-wanaaje ee Beel-weynta GAR-XAJIS waxa la soo gunaanaday Khamiista Maanta oo ku beegan 27 October 2022.
Shirku wuxuu ahaa Shir-beeleed, laakiin waxa ka soo...
Sharaxaad: Qorshaha Maamulka Biixi Uu Ku Qaybinayo Bulshadda iyo Gobolka Gabiley
Baarlamaanka Somaliland waxa la soo hordhigay xeerka caasimada. Warar baa sheegaya in Madaxweyne Biixi uu Ka dambeeya qorshe lagu qaybinayo gobolka iyo bulshada Gabiley-Guban.
Muuse waxa uu maanta...
Midnimada Soomaaliya Haddii La-doonayo Waa-In Lasoo Celiyaa Djibouti, NFD iyo Soomaali-Galbeed
1960-kii fikirka iyo riyada 5tii Gobol ee Soomaaliyeed oo midaysan waxay ka timi caqliga dadka ka soo jeeda Gobollada Woqooyi. firkirkaa reer Koonfur wax...
Dhallinyaro Mustaqbalkiinu Horumarka Dalka Ayuu Ku Xidhan Yahay
Taariikhdu waxay ina baraysaa in horumar iyo isbeddel kasta oo dunida soo maray ay dhallinyaradu udub-dhexaad u ahayd. Xilligan aan ku jirnana mustaqbalka dal...