Wargeys Talyaaniga ka soo Baxa oo Qiray Dedaalka Somaliland Gelisay Qorshaheeda Aqoonsi Raadinta

0
“Somaliland iyo Somalia:Laba dal oo Mataanno ah oo  muddo dheer iska soo horjeeday.” Hargeysa(HargeisaPress)—Wargeyska L’Indro oo ka soo baxa Talyaaniga, ayaa warbixin dheer ka qoray...

Biyo La’aan Laga Soo Sheegayo Buuhoodle iyo Degaamadda Ku Xeeran

0
Buuhoodle (Hargeisa Press.com):  Biyo la’aan saamaysay dadka iyo duunyaddaba ayaa laga soo sheegayaa Buuhoodle iyo degaamadda ku xeeran. Kadib markii ay  xumaadeen ama  ay fadhiisteen...

“Madaxweynaha waxaan u sheegayaa bulshadda Awdal 13-ka xubnood uf ayay yidhaahdeen”…

0
Boorama (Hargeisa Press.com): Guddoomiye ku-xigeenka koowaad ee xisbiga mucaaradka ah ee UCID ayaa sheegay in aanay marnaba bulshadda gobolka Awdal aqbalaynin in ay doorashadda...

Xildhibaanaddii Golaha Degaanka Gabiley Ee Xidhnaa Oo Xoriyadoodda Dib U Helay

0
Gabiley (Hargeisa Press.com):  Xildhibaano ka tirsan golaha degaanka Gabiley oo bishii hore ay xidhay wasaaradda arrimaha gudaha Somaliand ayaa la sheegay in maanta la...

Akhri: Tirada Xildhibaano Saxeexay Mooshin Saaka La Horkeenay Golaha Wakiilada Somaliland iyo Mawqifka Mudanayaasha...

0
Hargeysa,(HargeisaPress) —Golaha Wakiilada Somaliland ayaa maanta la horkeenay mooshin ay saxeexeen Xildhibaano tiradoodu gaadhayso 18 kuwaas oo dalbanaya wax ka badal iyo kaabis lagu...

Tartanka Ciyaaraha Kubbadda Cagta Degmooyinka Hargaysa Oo La Shaaciyay

0
Hargaysa (Hargeisa Press.com): Xidhiidhka ciyaraha Somaliland ayaa shaaciyay wakhtiga uu bilaabmayo tartanka ciyaaraha Kubbadda cagta ee degmooyinka caasimadda Hargaysa. Waxaana tartankaasi sanadkan maalgelinaya telefishanka ASTAAM...

Nuxurka Qodobo Uu Madaxweyne Biixi Ka Dalbaday Boqortooyada Sucuudigu Inay U Fuliso Si Uu...

0
Hargeysa,(HargeisaPress) —Madaxweynaha JSL Muuse Biixi Cabdi ayaa boqortooyada Sucuudiga ka dalbaday inay fuliso dhawr qodob oo muhiim ah, ka dib markii uu boqorka Sucuudigu...

Dahabshiil Group Oo Lacag Ku Wareejisay Dawladda Hoose Ee Caynaba

0
Caynabo, (HargeisaPress) —Shirkadda Dahabshiil Group ayaa maamulka dawladda hoose ee magaalada Caynaba ku wareejisay lacag deeq ah oo dib loogu dhisay xarunta dawladda hoose...

Xisbiyada Mucaaradka Somaliland oo Kulan Qaatay Golaha Wakiilada

0
Hargeisa (Hargeisapress) – Xisbiyada mucaaridka ah ee Somaliland ee UCID iyo WADDANI ayaa maanta kulan la qaatay Shir-guddoonka golaha Wakiilada Somaliland. Kulankan ay labada Xisbi...

DEG DEG: Xildhibaannada Golaha Wakiillada Somaliland Ugu Jira Gobollada Sool, Sanaag-bari, Awdal, Selel iyo...

0
Hargeisa (Hargeisapress) – Xildhibaannada Golaha Wakiillada Somaliland ugu jira Gobollada Sool, Sanaag-bari, Awdal, Selel iyo Buuhoodle ayaa dibedda uga baxay Fadhi Saaka Golaha Wakiilladu...