Kornayl Caarre oo Isku Soo Dhiibay Somaliland (SAWIRRO)

0
960

Ceerigaabo (Hargeisapress)- Odayaasha iyo Madax-dhaqameedka ka soo jeeda Beesha Garxajis ayaa maanta dhamaystirtay heshiiska iyo dhex dhaxaadinta Kornayl Siciid Cawil Jaamaca “Caare” iyo Xukuumada Somaliland oo in mudo ahba socday.

Kulankan dhexmaray Odayaasha beelaha Garxajis iyo Kornayl Caarre ee ay ku dhex-dhexaadinayaan Xukuumada Somaliand iyo Kornaylka  ayaa ka socday Deeganka Karinka iyo Tabca ee Duleedka magaalada Ceerigabo ee xarunta Gobalka Sanaag.

WARIYE: XAMSE JIRDE

HARGEISA PRESS.COM

OFFICE HARGEISA

LEAVE A REPLY