Dahabshiil

Dahabshiil

251FollowersFollow
1,960FollowersFollow
4,157SubscribersSubscribe

Opinion & Articles

Latest Somali News

Gudoomiyaha Hay’adda Shaqaalaha Dawladda Iyo Agaasimyaasha Guud Ee Wasaaraddaha Iyo Hay’addaha...

Hargaysa (HargeisaPress)— Gudoomiyaha Hayadaha Shaqaalaha dawladda Mudane Farxaan Aadan Haybe oo ay weheliyaan madaxda sare ee Hay’adda Shaqaalaha ayaa maanta kulan aad u muhiim...

Latest English News

Somaliland now wants recognition, even without Mogadishu blessings

Nairobi (HargeisaPress)- In Hargeisa, the capital of Somaliland, is a monument with a jet fighter bearing Somalia flags. The MiG aircraft is said to...
video

Ciyaar Sagootinta Ahayd Ee Loo Sameeyey Kaptanka Xulka Gobolka Gabilay + SAWIRRO

Gabiley — Ciyaartii Sagootinta Ahayd Ee ayaa dhex martay Kooxda Wasaarada Horumarinta Maaliyada Hargeysa Iyo Xidigaha Gabilay ayaa Ka Qabsoontay Garoonka Maxamed Faarax Magaalada...

Ciyaartoy Soomaali Ah oo Liverpool La Saxeexday Heshiis

Cabdi Shariif waa wiil Soomaali ah oo u ciyaara Kooxda Liverpool. Wuxuu kooxda la saxeexday heshiis heer sare ah oo uu kaga mid noqonayo...

Koobka Qaramada Afrika oo Maanta ka furmaya dalka Masar

HargeisaPress — Maalinta berri ah ee jimcaha, waxaa bilaaban doona koobka Qaramada Afrika, waxaana lagu daahfuri doonaa kooxaha Qaramada Masar iyo Zimbabwe oo xulalkoodu...

Maxay tahay sababta u horseeday Paul Pogba in uu ku biiro diinta Islaamka?

Ciyaartoyga kooxda Manchester United iyo xulka qaranka Faransiiska Paul Pogba ayaa ka sheekeeyay sida uu kusoo galay diinta Islaamka iyo waxyaabihii u horseeday inuu...

10-Ka Shaqsi Ee Isbooriga Noocyadiisa Kala Duwan Ugu Dakhliga Badan Adduunka Sanadkan 2019 Oo...

HargeisaPress– Majaladda Forbes ee caanka ku ah arrimaha dhaqaalaha sidoo kale soo saarta daraasado iyo qiimeyn joogta ah ayaa si rasmi ah u shaacisay...

Kooxda Tottenham oo uu soo gudubtay kama dambeysta Tartanka Champions League ,markii guul darro...

HargeisaPress —Lucas Moura, wuxuu caawa noqday halyeeyga Spur, markii uu saddexley ka dhaliyay kulanka goor dhow ku soo dhammaaday Ajax 2 - 3 Tottenham...

Kooxda Liverpool Oo Guul Mucjiso Ah Ka Gaadhay Barcelona Iyo Final-ka Champion-ka Oo Ay...

HargeisaPress —Kooxda Liverpool ayaa caawa si layaab leh ugu soo baxday ciyaarta kama dambaysta ah ee tartanka kooxaha yurub ee Champion League. Kooxda Liverpool ayaa...

Messi Diyaar Ma U Yahay Inuu Qaato Taajkii Cristiano Ronaldo Ee Champions League-Ga?

Boqortooyadii Cristiano Ronaldo, oo ahaa boqorka kubadda cagta ee kooxaha Yurub ayaa dhacday, waxaana taajkiisii u xusul duubanaya cadowgiisa la iska wada yaqaanno, Lionel...

Isku aadka Koobka Qaramada Afrika oo la sameeyay

Masar oo martigalinaysa Koobka Qaramada Afrika 2019 waxa ay ka hortagaysaa DR Congo, Uganda iyo Zimbabwe oo ay ku wada jiraan Group A. Xulka difaacanaya...
video

Xoghayaha Xidhiidhka Kubada Cagta Somaliland Oo Soo Bandhigay Qorsha XKCSL iyo Waxyaabihii U Qabsoomay

Hargeysa, (HargeisaPress) – Wareysi Xoghayaha Xidhiidhka Kubada Cagta Somaliland Md.Samatar Maxamed Cabdilaahi Siiyey SLNTV Oo Uu Kaga Hadlay Waxyaabihii U Qabsoomay. https://youtu.be/k7zRwJFW4zU

Goolhayaha Kooxda Chelsea ee amar diiddada sameeyay oo ganaax la dul dhigay

Gool hayaha kooxda Chelsea Kepa Arrizabalaga ayaa lagu ganaaxay in aan la siinin mushaar hal isbuuc ah, taasoo ciqaab u ah amar diiddadii uu...

Paul Pogba: ciyaartoy walba wuxuu ku riyoodaa Real Madrid

Paul Pogba ayaa kooxda Real Madrid ku tilmaamay in ay tahay koox uu ciyaartoy walba ku riyoodo, balse uu hadda ku qanacsan yahay joogitaanka...

Premeir League Oo Lagu Dhaliilay Baroor-diiq La’aanta Xasuuqii Masaajidka

Xidhiidhadda Kubadda Cagta Ingiriiska Ee Premier League, English Football League (EFL) iyo Football Association (FA) ayaa lagu dhaliilay in todobaadkan xushmad iyo maamuus baroor...

Bernabeu: Zidane Oo Rejaddii 1-aad Ee Guusha Ku Riday Realmadrid

Kooxda Real Madrid ayaa guul muhiim ah garoonkeeda Santiago Bernabeu kaga gaadhay Celta Vigo oo marti u ahayd kulankii ugu horreeyay ee tan iyo...