Shaqaalaha Muruq-maalka Ee Dekeda Berbera oo Ka Banaanbaxay Ajaanib Shaqadii Ka Qaaday

0
543

Berbera (Hargeisapress)- Shaqaalaha muruq-maalka ee ka hawl gala dhismaha Dekeda cusub ee magaalada Berbera ayaa maanta sameeyay banaanbax ay kaga cabanayaan Shaqaale Ajaanib ah oo ka qaaday shaqadii ay qaban lahaayeen.

Dhinaca kale, Shaqaalahan muruqmaalka ayaa ku dhawaaqay shaqo joojin iyagoona socod dheer ku soo maray halka uu ka socdo dhismaha dekeda cusub ee Berbera iyo Xafiiska Badhasaabka gobolka Saaxil.

WARIYE: XAMSE JIRDE

HARGEISA PRESS.COM

OFFICE HARGEISA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here