Roobab Waaweyn oo La Filayo Inay Toddobaadkan Ka Da’aan Gobolada Somaliland

0
Hargeysa (Hargeisa Press)- Roobab waaweyn, ayaa waxaa la filayaa in ay ka da'aan toddobaadkan qaar ka mid ah gobolada Somaliland, sida ay shaacisay Waaxda Saadaasha...

Kulan Loogu Gogol Xaadhayay Mashruuca GPE oo Ka Qabsoomay Hargeysa

0
Hargeysa (Hargeisa Press)- Waxaa maanta magaalada Hargeysa ka qabsoomay kulan loogu gogol xaadhayay mashruuca GPE (Global Partnership for Education), kaasi oo taageera waxbarashada, kana...

Madaxweyne Biixi oo Xilkii Ka Qaaday Wakiilkii Itoobiya Ee Somaliland

0
Hargeysa (Hargeisa Press)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Muuse Biixi Cabdi,ayaa waxa uu maanta wareegto Madaxweyne uu xilkii kaga qaaday Wakiilkii Somaliland u fadhiyay dalka Itoobiya,...

Ciidanka Asluubta oo Bilaabay Diyaargarowga Maalinta Qaranimada Ee 18 May

0
Hargeysa (Hargeisa Press)- Taliyaha guud ee Ciidanka Asluubta Somaliland, Sarreeya Guuto Axmed Cawaale Yuusuf (Libaax), ayaa kormeer ku tagey goobta Ciidanka Asluubta Somaliland ay...

Liiska Cod-bixiyeyaasha Doorashada Somaliland iyo Codeeyayaal Laga Diiwaan-geliyay Laascaanood iyo Buuhoodle

0
Hargeysa (Hargeisa Press)- Gudigga Doorashooyinka qaranka Somaliland, ayaa maanta ku dhawaaqay liiska rasmiga ah ee codbixiyeyaasha doorashada madaxtooyada iyo doorashada tooska ah ee Axsaabta...

Somaliland oo Jawaab Kulul Ka Bixisay War-murtiyeed Kasoo Baxay Dalalka G7

0
Hargeysa (Hargeisa Press)- Xukuumadda Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa si adag uga jawaabtay war murtiyeed laga soo saaray shirkii dalalka G7. Wasaaradda Arrimaha dibadda iyo iskaashiga caalamiga...

Guddida Doorashooyinka Somaliland oo Shaaciyay Xilliga La-Galayo Doorashada Madaxweynaha iyo Ururada

0
Hargeysa (Hargeisa Press)- Guddida doorashooyinka qaranka Somaliland, ayaa maanta ku dhawaaqay goorta la qabanayo Doorashada Madaxweynaha iyo ta Ururada Siyaasada, taas oo ay muddo...

Qodobada Halista Ah Ee Ku Jira Heshiiskii Soomaaliya La Gashay Imaaraadka

0
Muqdisho (Hargeisa Press)- Xiisad xooggan, ayaa ka taagan Soomaaliya, kadib markii Golaha Wasiirada Soomaaliya ay ansixiyeen heshiiska iskaashiga milateri ee ay la gashay Imaaraadka...

Madaxweynaha Somaliland oo $1 Milyan oo Dollar Ugu Deeqay Dhismaha-Dekedda Lughaya

0
Hargeysa (Hargeisa Press)- Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Somaliland Muuse Biixi Cabdi, ayaa qadar lacageed oo dhan hal Milyan oo Dollar ugu deeqay dhismaha Dekeda Lughaya, oo...

Daahir Riyaale: “Reer Awdaloow Xamar Waxba Ma-Yaalaan oo Iyagiibaa Sii Kala-Socda”

0
Boorama (Hargeisa Press)- Madaxwaynihii sadexaad ee Jamhuuriyadda Somaliland Daahir Rayaale Kaahin oo kulan isugu yeedhay bulshada reer Awdal si uu u siiyo wixii talo...