Maxaa Ka Run Ah Faanka Maareeyaha Madbacadda Qaranka Somaliland?

0
Hargeisa (Hargeisa Press) — Maareeyaha Madbacada qaranka Somaliland Maxamuud Ibraahim Raage ayaa faahfaahin ka bixiyay xeer uu dhowaan madaxweynaha Somaliland soo saaray. Xeerkaasi oo loogu...

Ra’iisal Wasaaraha Soomaaliya oo Heshiis La’aan Kaga Ambo-baxay Garoowe

0
Garoowe (Hargeisa Press) — Ra'iisal Wasaaraha Soomaaliya iyo wefdi uu hoggaaminayo ayaa maanta weji gabax kala tagay magaalada Garoowe, iyadoo ayna jirin wax heshiis...

Guddoomiyaha Xisbiga Waddani oo Kormeeray Goobaha Diwaangelinta Ee Magaalada Berbera (SAWIRRO)

0
Berbera (Hargeisa Press) — Guddoomiyaha xisbiga mucaaradka ee WADDANI, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) ayaa maalintii labaad kormeer ku jooga magaalada Berbera, ee xarunta gobolka...

Wasiir Faaratoon oo Meesha Ka Saaray In Safarka Madaxweynaha Somaliland La Xidhiidho Khilaafka Nairobi...

0
Nairobi (Hargeisa Press) — Wasiirka arrimaha dibedda Somaliland, Prof: Yaasiin Xaaji Maxamuud Xiir Faratoon ayaa ka hadley wararka sheegaya in safarka Madaxweynaha Somaliland Muuse...

Kulan Laba Geesood Ah oo Dhexmaray Madaxweynayaasha Somaliland iyo Kenya

0
Nairobi (Hargeisa Press) — Madaxweynaha dalka Kenya Uhuru kenyatta ayaa maanta aqalka madaxtooyada ee magaalada Nairobi ku marti-qaaday weftigii ka socday Jamhuuriyadda Somaliland ee uu...
Fanaanad Shamis Qarda Jeex

Fanaanad Shamis Qarda Jeex oo Ka Warantay Doorkii Ay Ku Lahayd Halgankii Xornimada Jabuuti

0
Djibouti (Hargeisa Press)- Fanaanada Caanka ah ee Shamis Cali Faarax oo loo garan ogyahay (Shamis Qarda Jeex) kana mid ah Hablihii fanaaniinta ahaa doorka...

Dhalinyarro Hal Abuur Ganacsi Sameeyay Oo Lacaggo La Guddoonsiiyay

0
Hargaysa (HP): Haayada maxaliga ah ee Innovative Ventures ayaa maanta lacag maalgelineed guddoonsiisay dhalinyarro la yimid hal abuur ganacsi. Dhalinyaradda ku guulaystay maalgelinta dhaqaale...
Masuuliyiinta Xisbiga Kulmiye

Masuuliyiin Ka Tirsan Kulmiye oo Kormeeray Goobaha Diiwaangelinta

0
Hargeisa (Hargeisa Press)- Xubno sarsare oo katirsan xisbul-xaakimka KULMIYE oo uu hoggaaminayo xogyaha guud ee xisbiga KULMIYE, Mudane Ibraahim Axmed Raabbi, ayaa maanta kormeeray...
Safarka Muuse Biixi ee Nairobi

Kenya oo Ka Hadashay Booqashada Madaxweynaha Somaliland Ku Yimid Nairobi

0
Nairobi (Hargeisa Press) – Dowladda Kenya ayaa waxaa ay ka hadashay booqashada Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ku yimid magaalada Nairobi dalka Kenya. Kenya waxay...
Musharax Khadar Qoorgaab

Musharax Khadar Goobgaab oo Kormeeray Goobaha Diwaangalinta Codbixintu Ka Socoto Ee Hargeysa

0
Hargeisa (Hargeisa Press)- Musharax Khadar Maxamed Muxumed (Khadar Qoorgaab) oo u taagan   doorashada golaha Deegaanka ayaa maanta soo kormeeray goobaha Diwaangalinta Codbixinta ka socoto...