Guddoomiyaha Xisbiga Waddani oo Kormeeray Goobaha Diwaangelinta Ee Magaalada Berbera (SAWIRRO)

0
887

Berbera (Hargeisa Press) — Guddoomiyaha xisbiga mucaaradka ee WADDANI, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) ayaa maalintii labaad kormeer ku jooga magaalada Berbera, ee xarunta gobolka Saaxil.

Guddoomiye Cirro ayaa waxa uu saaka soo indha indheeyey goobaha ay ka socoto maalinta labaad diiwaangelinta kaadhka codbixiyayaasha ee magaalada Berbera, iyada oo si habsami leh u socota.

Sidoo kale, guddoomiyaha ayaa waxa uu la kulmay dadweynaha magaalada, isagoona la shaaheeyay shacabka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here