Ilhaan Cumar iyo Donald Trump

Ilhaan Cumar oo Ku Eedaysay Trump In Uu Masuul Ka Yahay Dhimashada Aabaheed

0
Washington (Hargeisa Press) — Ilhaan Cumar ayaa ku eedeysay madaxweynaha Mareykanka Donald Trump in dayacaad dambilenimo ah oo uu sameeyey ay mas’uul ka tahay...
Farmaajo iyo Kenyata oo ku kulmay Jabuuti

Wadahadallo Lagu Dhex-dhaxaadinayo Kenya iyo Soomaaliya oo Jabuuti Ka Bilaabmay

0
Djibouti (Hargeisa Press) — Wadahadallo lagu dhex-dhexaadinayo Madaxweyneyaasha Kenya Uhuru Kenyata iyo Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ka qabsoomay dalka Jabuuti. Labada madaxweyne ayaa waxaa...
Shirka Madaxda IGAD ee Jabuuti

Shir Madaxeedka IGAD oo Ka Furmay Jabuuti

0
Djibouti (Hargeisa Press) — Shir madaxeedkii urur goboleedka IGAD ayaa goor-dhowayd ka furmay magaalada Jabuuti. Shirka waxaa furay Ra’iisal Wasaaraha Suudaan Cabdalla Xamduuk oo ah...
Ciidamada Sudan

Sudan oo Ciidan Dhoobtay Xuduudda Itoobiya iyo Dagaal Laga Cabsi Qabo

0
Khartoum (Hargeisa Press) — dowladda Sudan ayaa xoojin milatari u dirtay xuduudda Itoobiya, waxaa sidaas sheegtay warbaahinta dowladda, maalmo kadib markii ciidamada ay halkaas...

Turkey: Dab Ka Kacay Cusbitaal iyo Dad Ku Dhintay

0
Ankara (Hargeisa Press) – Ugu yaraan sagaal qof ayaa waxaa ay ku dhinteen kadib markii uu dab ka kacay cusbitaal ku yaala dalka Turkiga. Dabkan...
Guddoomiyaha Baanka Dhexe ee Somaliland, Cali Ibrahim Jaamac Baqdaadi

Guddoomiyaha Baanka Dhexe oo Digniin U Diray Shirkadaha Isgaadhsiinta

0
Hargeisa (Hargeisa Press) - Guddoomiyaha Baanka Dhexe ee Somaliland Cali Ibrahim Jaamac Baqdaadi ayaa Warsaxaafadeed uu maanta soo saaray waxa uu uga digay Shirkadaha...
Muuse Biixi iyo Uhuru kenyatta

Dowladda Itoobiya oo Ka Hadashay Heshiiskii Dhexmaray Somaliland iyo Kenya

0
Addis Ababa (Hargeisa Press) – Dowladda Itoobiya ayaa si kooban uga hadashay socdaalkii uu Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ku tagay dalka Kenya iyo...
Madaxweyne Biixi iyo Safiirka Taiwan

Madaxweyne Biixi iyo Safiirka Taiwan Ee Somaliland Maxay Ka Wadahadleen?

0
Hargeisa (Hargeisa Press) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabiley safiirka safaaradda Dalka Taiwan ku leeyahay Jamhuuriyadda Somaliland,...
Yaasiin Xaaji Maxamuud Xiir (Faratoon)

Wasiir Faratoon: Soomaaliya Awood Uma Laha Inay Joojiso Dhaqan-gelinta Heshiiskii Somaliland iyo Kenya

0
Hargeisa (Hargeisa Press) – Xukuumadda Somaliland ayaa sheegtay in aanay Dawladda Soomaaliya awood u lahayn isla-markaana hor-joogsan karin heshiiska ay dhawaan Magaalada Nairobi ku...
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo

Farmaajo iyo Wafti uu Hogaaminayo oo U Ambo-baxay Jabuuti

0
Djibouti (Hargeisa Press)- Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa u ambabaxay dalka Jabuuti, halkaas oo uu kaga qeyb geli doono...