Madaxweyne Biixi iyo Weftigiisii oo Gaadhay Magaalada Nairobi Ee Dalka Kenya

0
Nairobi (Hargeisa Press)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi iyo weftigii uu hoggaaminayey, oo gaadhay dalka Kenya ayaa lagu soo dhaweeyey dalkaasi, iyadoo...

Golaha Wakiillada oo Laga Hor-jeediyay Eedo Musuq-maasuq oo Wasaaraddaha Qaar Dul Hoganaya

0
Hargeisa (Hargeisa Press) – Guddida daba galka iyo ilaalinta hantida Qaranka ee golaha Wakiillada Somaliland, ayaa soo bandhigay eedo musuq maasuq oo ay sheegeen...

Ciidamada Booliska oo War Ka Soo Saaray Hooyo Afar Caruur Ah oo Ay Dhashay...

0
Burco (Hargeisa Press) – Ciidamada Booliska Somaliland ayaa waxaa ay war ka soo saareen Hooyo ku noolayd deegaanka Naqdhabiijo oo ka tiran gobolka Togdheer...

Cabdilaahi Jawaan oo Ka Hadlay Waxyaabaha U Qabsoomay Xukuumadda iyo Dhaliilaha Dul-hooganaya

0
Hargeisa (Hargeisa press) – Siyaasi Cabdilaahi Cabdi Xaaji Cumar (Cabdillaahi-Jawaan) ayaa ka hadlay marlaxadda siyaasadeed ee dalka, gaar ahaan iska beddelka ku yimid Siyaasadda...

Madaxweynaha Somaliland iyo Wefti Uu Hogaaminayo oo U Ambo-baxay Dalka Kenya

0
Hargeisa (Hargeisa Press) — Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi iyo wefti ballaadhan oo uu hoggaaminayo, ayaa safar shaqo ugu ambo baxay dalka...

Hooyo Afar Carruur Ah oo Ay Dhashay Ku Gubtay Duleedka Magaalada Burco

0
Burco (Hargeisa Press) – Deegaan lagu magacaabo Naqdhabiijo oo ka tirsan gobolka Togdheer waxaa caawa ka dhacay fal aad looga naxay, kadib markii Hooyo...

Madax Dhaqameed iyo Masuuliyiin Baaq U Diray Bulshadda Maroodijeex

0
Hargeisa (Hargeisa Press): Madax dhaqameedka gobolka Maroodijeex iyo masuuliyiin kale ayaa bulshadda gobolkaasi ugu baaqay in ay qaataan kaadhka codbixinta. Madax dhaqameedkaasi oo isugu jiray...

Murashaxiin Wacyigelin Ku Soo Maray Abaarso Marraaga iyo Laalays

0
Abaarso (Hargeisa Press)- Musharaxiinta Maxamed Cali Aw Cabdi, iyo Maxamuud Cabdi Jaamac(Xuuto), ayaa maanta ololaha wacyigalinta Diiwaangalinta codbixiyeyaasha ka la bilaabay deegaamadda Abaarso, Laalays...

Bilawga Diiwaangelinta Codbixiyeyaasha Ee Saaxil iyo Maroodijeex

0
Hargaysa (HP): Diiwaangelinta codbixiyeyaasha Somaliland ayaa la filayaa in ay maalinta beriga ka bilaabanto gobolka Saaxil iyo gobolka Maroodijeex. Sida lagu shaaciyay jadwalka guddiga doorashooyinka...
Muuse Biixi, Farmaajo iyo James Duddridge

Dowladda Ingiriiska oo Madaxweynaha Soomaaliya Kala Hadashay Sii Waditaanka Wada-hadaladii Somaliland

0
London (Hargeisa Press) – Dawladda Ingiriiska ayaa sheegtay inay Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdillaahi Farmaajo kala hadashay sii waditaanka wada hadaladii Somaliland iyo Soomaaliya ku...