Somaliland: Maalinta Dhiraynta Qaranka Oo Si Weyn Looga Xusay Dalka

0
Hargaysa (HP): Munaasibad lagu xusayay sanad guuradii saddexaad ee maalinta dhiraynta qaranka Somaliland ayaa maanta lagu qabtay xarunta Tarminta dhirta wasaaradda deegaanka ee magaaladda...

Shirka Maalgashiga Puntland oo Ka Furmay Garoowe

0
Garoowe (Hargeisa Press)- Shirka maalgashiga ee maamul goboleedka Puntland ayaa maanta ka furmay magaalada Garoowe ee xarunta Puntland, waxaa ka qaybgalaya maalgashadayaal, iyada oo...

Golaha Wasiirrada Xukuumadda Soomaaliya Oo Lagu Dhawaaqay

0
Muqdisho (HP): Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Hamza Abdi Barre ayaa galabta ku dhawaaqay xubnaha cusub ee golaha wasiirradiisa. Golahan cusub ee xukuumadda federaalka ah...

Sheekh Cali Warsame Xasan Oo Burco Ku Geeriyooday

0
Burco (HP): Alle ha u naxariistee waxaa xalay magaaladda Burco ku geeriyooday Sheekh Cali Warsame Xasan, oo ka mid ahaa culimadda ugu caansan dhulka...

US Congress: Xildhibaanno Gudbiyay Mooshinka Aqoonsiga Somaliland

0
Washington (HP): In ka badan 22-xildhibaan oo ka tirsan Congress-ka dawladda Maraykanka ayaa gudbiyay Mooshin ay ku dalbanayaan in Somaliland loo Aqoonsado dal madax...

Wasiirka Degaanka Oo Soo Xidhay Tababar Ku Saabsan Ilaalinta Khayraadka Dabiiciga

0
Hargaysa (HP): Wasiirka wasaaradda Deegaanka iyo Isbedelka Cimilada Somaliland ayaa maanta soo xidhay tababar muddo shan maalmood ah u socday isuduwayaasha gobolada iyo xubno...

Wararkii Ugu Dambeeyay Rabshadaha Koonfur Afrika iyo Tirada Dhimashada oo Korodhay

0
Johannesburg (Hargeisa Press) – Dowladda Koonfur Afrika, ayaa Arbacadii dalbatay 25,000 oo AAskari oo lagu xakameeyo rabshadaha ka socda dalkaas oo galay maalintii toddobaad,...

“Hadii golihii kale doorasho galay idinkuna diyaar garooba waa”…

0
Hargaysa (HP): Guddoomiyaha golaha Guurtidda Somaliland ayaa sheegay in loo baahan yahay diyaarinta xeerarkii lagu soo dooran lahaa xildhibaanadda golahaasi. Saleebaan Maxamuud Aadan, waxa uu...

Hargaysa: Wasiirka Beeraha Hadhimo U Seemayay Xulalka Selel iyo Awdal

0
Hargaysa (HP): Wasiirka wasaaradda beeraha Somaliland Axmed Muumin Seed, ayaa maanta hadhimo u sameeyay xulalka ciyaaraha ee goboladda Awdal iyo Selel. Munaasibadda hadhimo sharafeedka oo...

Maayarka Cusub Ee Hargaysa Oo Xilka Kala Wareegay Maayarkii Hore

0
Hargaysa (HP):  Maayarka cusub ee caasimadda Hargaysa C/kariin Axmed  Mooge, ayaa maanta xilkii kala wareegay maayarkii hore C/raxmaan Maxamuud Caydiid (Soltelco), kadib muddo sideed...