Maamulka Buuhoodle Oo Soo Kormeeray Deegaamo Gobolkaasi Ka Tirsan

0
Buuhoodle (HP): Maamulka gobolka Buuhoodle ayaa maanta kormeer ku soo maray deegaamo ka tirsan gobolkaasi. Weftigaasi waxaa hogaaminayay badhasaabka gobolka Buuhoodle Mustafe Xaaji Cabdi. U jeedada...

“Waxaan doorasho madaxtooyo ahayn dalka ka dhici mayso…”

0
Hargaysa (HP): Guddoomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee UCID Eng. Faysal Cali Waraabe, ayaa mar kale si adag ugu celiyay in aanay asxaabta mucaaradku marnaba...

Boorama: Qaadhaan Ururin Loo Samaynayo Helitaanka Mishiin Kelyaha Sifeeya

0
Boorama (HP): Waa u muhiim in magaallo kastoo ka mida magaalooyinka waaweyn ee goboladda Somaliland ay bulshadda ku nooli ka hesho adeegyo caafimaad oo...

Somaliland oo Shaacisay inay Joojinayso Wadahadallada Soomaaliya

0
Hargaysa(HP): Jamhuuriyadda Somaliland ayaa shaaca ka qaaday inay joojinayso wadahadallada u dhexeeyey maamulka Soomaaliya, haddii ay ku sii socdaan midho-dhal la'aanta ay ku toban...

Somaliland Oo Joojisay Shirarka Ay UN-ku Qanabayaan Dalkeedda

0
Hargaysa (Hargeisa Press): Xukuumadda Somaliland ayaa hakisay dhamaanba shirarka iyo kulamadda ay haayadaha qaramadda midoobay ku qabanayaan gudaha dalka. Laga bilaabo taariikhda maanta, ilaa inta...

Wasiir Qambi Oo Beeniyay In Jabhadda SSC ay Ka Jirto Buuhoodle

0
Hargaysa (HP): Wasirka wasaaradda dhalnyaradda iyo ciyaaraha Somaliland ayaa ka hadlay ciidamo la sheegay in ay ka soo goosteen Somaliland oo dhawaan lagu soo...

Wasiirka Xidhiidhka Goleyaasha Oo Booqday Dufcadii 1aad Ee Qalin Jebinta Dastuurka

0
Hargaysa (HP): Wasiirka wasaaradda xidhiidhka goleyaasha iyo arrimaha dastuurka Somaliland Maxamed Xaaji Aadan Cilmi, ayaa booqday goobaha lagu diyaarinayo xaflada qalin jebinta dufcadii Koowaad...

Sheekh Cali Warsame Xasan Oo Burco Ku Geeriyooday

0
Burco (HP): Alle ha u naxariistee waxaa xalay magaaladda Burco ku geeriyooday Sheekh Cali Warsame Xasan, oo ka mid ahaa culimadda ugu caansan dhulka...

Dibad-baxyo Waa Weyn oo Ka Socda Turkiga

0
Ankara (Hargeisa Press) – Kumanaan qof ayaa ka qeygbalay dibadbaxyo ka socda dalka Turkiga kaas oo lagaga soo horjeedo go'aankii dowladda Turkiga ay kaga...

Axmed Mirre Oo Dar-daaran Dhaxal gal ah U Jeediyay Bulshadda Somaliland

0
Berbera (HP): Mujaahid Axmed Mirre Nuur, ayaa wax aad loogu farxo ku tilmaamay marxaladda uu maanta marayo wadanka Somaliland marka laga eeggo horumarka laga...