Gabdho Dhawaan Laga Soo Xidhay Boorama Oo Maanta La Sii Daayay

0
Boorama (HP): Waxaa maanta xabsiga laga sii daayay 35 dhalinyaro haween ah oo muddo dhawr todobaad ah ka hor laga soo xidhay magaaladda Boorama...

Axmed Mirre Oo Dar-daaran Dhaxal gal ah U Jeediyay Bulshadda Somaliland

0
Berbera (HP): Mujaahid Axmed Mirre Nuur, ayaa wax aad loogu farxo ku tilmaamay marxaladda uu maanta marayo wadanka Somaliland marka laga eeggo horumarka laga...

Madaxweyne Biixi Oo Ka Warbixiyay Khasaaraha Dabkii Suuqa Waaheen

0
Hargaysa (HP): Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, ayaa ka hadlay khasaaraha ka dhashay Dabkii xalay baabiiyay suuqa Waaheen ee magaaladda Hargaysa. Waxaanu sheegay madaxweynuhu in...

Amarro Lagu Soo Rogay Cilaajyadda Ku Yaalla Magaaladda Burco

0
Burco (HP): Maamulka gobolka Togdheer iyo ka degmadda Burco ayaa soo saaray go'aamo wax lagaga bedelayo qaabka ay u shaqeeyaan Cilaajyadda dadka buka lagu...

Wasaaradda Waxbarashadda Somaliland Oo Beenisay Eedo Uga Yimid Mucaaradka

0
Hargaysa (Hargeisa Press.com): Wasaaradda waxbarashadda iyo Sayniska Somaliland ayaa iska difaacday eedo uga yimid xisbiyadda mucaaradka ah oo sheegay in aanay aanay wasaaradu lahayn...

Shir Gudoonka Golaha Wakiillada JSL Oo Warbixin Siiyey Xildhibaannada Golahaas.

0
Hargeysa (HargeisaPress)-Mudanayaasha golaha wakiillada Jamhuuriyadda Somaliland ayaa shir gudoonka golahaas ka dhageysatay warbixin ku saabsan ee kalfadhigoodii hore ee 42-aad. https://youtu.be/hAVHx9vfuAM Waxana mudanayaasha warbixintaas ka horjeediyey...

Qarax khasaaro sababay oo ka dhacay Boosaaso

0
Hargeysa —Wararka naga soo gaaraya magaalada Bosaaso ayaa sheegaya in qarax xalay ka dhacay bosteejada laga raaco gaadiidka isaga kala goosha magaalada ay ku...

Madaxweyne Biixi Oo Cusbitaalka Ku Booqday Madaxweyne Ku Xigeenkii U Horeeyey Ee Somaliland+ SAWIRRO

0
Hargeysa,(HargeisaPress)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta booqasho ugu tegay Madaxweyne-ku-xigeenkii hore ee Somaliland, Mujaahid Xasan Ciise Jaamac oo xaalad caafimaad loo...

Guddoomiyaha Sool Oo Bulshadda U Diray Fariin Ku Aadan Covid-19

0
Laascaanood (HP): Guddoomiyaha gobolka Sool ayaa uga digay bulshadda in ay ka feejignaadaan xanuunka Covid-19 oo soo laba kacleeyay. Waxaanu faray bulshadda in ay ilaaliyaan...

Maamulka Gobolka Sool Oo Shir La Yeeshay Isu-duweyaasha Wasaarradaha Dawladda

0
Laascaanood (HP): Badhasaabka gobolka Sool ayaa kulankii todobaad laha ahaa la yeeshay isu-duweyaasha wasaarradaha dawladda ee gobolkaasi. Waxaana badhasaabka kulankaasi ku wehelinayay badhasaab ku-xigeenka gobolka,...