Hargaysa: Wasiirka Beeraha Hadhimo U Seemayay Xulalka Selel iyo Awdal

0
498

Hargaysa (HP): Wasiirka wasaaradda beeraha Somaliland Axmed Muumin Seed, ayaa maanta hadhimo u sameeyay xulalka ciyaaraha ee goboladda Awdal iyo Selel.
Munaasibadda hadhimo sharafeedka oo ka qabsoontay magaaladda Hargaysa waxaa ka soo qayb galay badhasaabka gobolka Awdal, maayaradda magaalooyinka Boorama iyo Saylac.
Isuduweyaasha wasaaradda ciyaaraha ee goboladda Selel iyo Awdal, ciuaaryooyga xulalka labadaa gobol iyo marti sharaf kale.

Halkan Ka Daawo: Warkaasi:

Hargeisa Press.com/Hargeisa Office.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here