Maxaan ka ognahay ilaa hadda ninkii lagu eedeeyay in uu gubay xaaskiisa ee baxsadka...

0
Muqdisho, Sida ay baahiyeen booliska Soomaaliya, Sayid Cali Macalin oo ku eedeysan in uu dhawaan xaaskiisa ku gubay magaalada Muqdisho ayaa wali laamaha ammaanka...

Wasiirka Dastuurka JSL Oo Xadhiga Ka Jaray Madarasad Laga Hirgeliyay Caynaba

0
Caynaba (HP): Wasiirka wasaaradda Xidhiidhka Goleyaasha iyo Arrimaha Dastuurka Somaliland Maxamed Xaaji Aadan Cilmi, ayaa xadhiga ka jaray Mederesad laga hirgeliyay magaaladda Caynaba. Xadhig ka...

“Waa in aynu adduun weynaha ka dhaadhicino Astaamaha qaranku leeyahay…”

0
Hargeysa (Hargeisa Press)- Wasiirka Xidhiidhka Goleyaasha iyo Arrimaha Dastuurka Somaliland Maxamed Xaaji Aadan Cilmi, ayaa ugu baaqay wasaarradaha iyo haayadaha kale ee dawladda in...

“Dadweynaha reer Berbera ee ku jira guryaha dawladda waa in ay bixiyaan Kirrada…”

0
Berbera (HP): Wasiirka wasaaradda Hawlaha Guud, Dhulka, iyo Guriyaynta JSL ayaa ugu baaqay dadweynaha ku nool magaaladda Berbera ee degan guryaha dawladda in ay...

Maxkamadda Gobolka Saaxil oo Xukuntay Haween Khamri Lagu Soo Qabtay

0
Berbera (HargeisaPress)– Maxkamadda gobolka Saaxil ayaa burburisay 58 xabo oo Khamri ah, waxaaney xukun ku riday eedaysaneyaashi lagu soo qabtay. Khamrigan waxa soo qabtay Ciidanka...

Wasiirka Maalgashiga JSL Oo Kormeeray Mashaariic Waawayn Oo Shirkada Oomaar Ka Hirgalisay Magaalada Berbera

0
Hargeysa,(HargeisaPress)–Wasiirka maalgashiga iyo warshadaha Somaliland ayaa maanta kormeer u tagay mashaariic waawayn oo shirkada oomaar Company ka hirgalisay magaalo xeebeeda berbera kuwaasi oo qaarkood...

Israa’iil ma weerar jawaab ah ayay qorsheyneysaa kadib gantaalihii Iran ee xalay hurdada u...

0
Inkasta oo milatariga Israa'iil ay sheegeen in 99% gantaalihii lagu soo tuuray iyo diyaaradihii aan duuliyaha lahayn ee Iran la qabtay iyaga oo aan...

Agaasimaha Guud Ee Wasaaradda Arrimaha-Dibedda Somaliland oo Furay Shirka Amniga Badda

0
Hargeysa,(HargeisaPress)–Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Dibedda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee JSL mudane Axmed Abokor Maxamed ayaa maanta furay Shir ay isugu yimaadeen daneeyayaasha...