Madaxweynaha Somaliland oo Hal Arrin Ku Bogaadiyay Madaxweynaha Dalka Masar

0
Hargeysa (Hargeisa Press)- Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi, ayaa dhambaal hambalyo ah u diray Madaxweynaha dalka Masar Cabdifataax Siciid Khaliil  Al-siisi oo mar kale...

Hargeysa: Dagaal Dhexmaray Ciidamo Ka Wada Tirsan Somaliland

0
Hargeysa (Hargeisa Press)- Inta la xaqiijiyay lix qof, ayaa ku geerigooday isku dhac maanta barriga magaaladda Hargeysa ku dhexmaray ciidamo ka wada tirsan Somaliland. Dagaalkaasi...

Amal Baank oo Balanqaad U Samaysay-Ganacsatadii Hantida-Ku-Waayay Suuqyada Waaheen iyo Wajaale

0
Tog-Wajaale (HP): Baanka caalamiga ah ee Amal Bank qaybtiisa Somaliland ayaa shaaciyay in ay maal-gelin u samaynayaan ganacsatadii reer Somaliland ee hantidoodii ku gubatay...

Wefti Ka Socda Golaha Wakiillada Somaliland oo Booqday Baarlamaanka Gobolka Wales

0
Wales (HargeisaPress): Wefti ka socda golaha Wakiiladda JSL oo maalmahan ba safar shaqo ku jooga dalka UK ayaa kulamo la yeeshay xildhibaano ka tirsa...

Kulan Dhexmaray Golaha Wakiillada Somaliland iyo Safaarada Ingiriiska

0
Hargeysa (Hargeisa Press)- Guddida Garsoorka, Caddaaladda, Shuruucda iyo Xuquuqal Aadamaha ee golaha Wakiillada Somaliland, ayaa waxaa ay maanta kullan la yeesheen mas'uuliyiin  ka socday...

Congress-ka Mareykanka oo Waxka Bedel Ku Sameeyay Xeerka-Difaaca Ee Khusaysa Somaliland

0
Washington (Hargeisa Press)- Congress-ka Mareykanka, ayaa wax ka baddel ku sameeyay Xeerka guud ee difaaca Mareykanka ee NDAA (National Defense Authorization Act), qaybta Somaliland...

Maxamuud Xaashi oo Madaxweynaha Somaliland Ugu Baaqay Inaanu Abaabul-dagaal Ka-Samayn Laascaanood

0
Hargeysa (Hargeisa Press)- Urur siyaasadeedka Kaah, ayaa waxaa uu baaq xaasaasi oo culus u jeediyay Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi. Ururka Kaah, ayaa waxaa uu...

Somaliland, EU, Itoobiya iyo Jabuuti oo Shir Ku Yeeshay Addis Ababa

0
Addis Ababa (Hargeisa Press)- Masuuliyiinta Wasaaradda Caddaalada Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa Dalka Itoobiya kaga qayb galay kulan lagaga hadlayay Danbiyada Badaha ka dhaca. Waxaa shirkaasi lagaga...

Madaxweyne Biixi oo Isku Shaandhayn Ku Sameeyay Golihiisa Xukuumadda

0
Hargeysa (Hargeisa Press) - Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi, ayaa waxaa uu maanta wareegtooyin Madaxweyne xilka qaadis, magacaabid iyo isku bedel  ku sameeyey qaar...

Somaliland oo Gacanta Ku Dhigtay Rag La Shaqeyn Jiray Sirdoonka Soomaaliya

0
Hargeysa (Hargeisa Press)- Hay’adda sirdoonka Somaliland ee loo soo gaabiyo NIA, ayaa sheegaty inay gacanta ku dhigtay laba nin, kuwaas oo ay sheegtay inay...