Shuruudo Adag Oo Xulafada Sucuudigu Hor-dhigay Dawladda Qadar + SAWIRRO

0
RIYADH, Saudi Arabia (HargeisaPress) — Afar dal oo Carbeed ayaa dawladda Qadar u gudbiyey Liis ay ku qoran yihiin 13 dalab oo ay waajib...

Warbixin: Khasaaraha Weerarkii ismiidaaminta ah Oo ka dhacay degmada Wadajir ee Magaalada Muqdisho +...

0
Mugdishu, (HargeisaPress) —Waxaa isa soo taraya khasaaraha ka dhashay weerar ismiidaamin ah duhurnimadii maanta lagu qaaday xarunta degmada Wadajir ee gobolka Banaadir. Weerarkan ayaa loo...

Ciidamada Booliska Somaliland Oo Magaalada Hargeysa Ku Qabqabtay Dhar Ciideed Dalka Lasoo Galiyey+Sababta

0
Hargeysa (HargeisaPress) —Guddiga Wanaag farista iyo xumaan reebista Somaliland oo kaashanaya ciidamada Booliska Somaliland isla markaana maalmihii u danbeeyey hawlgallo ka waday gudaha magaalooyinka...

Masuuliyiinta Dekedda Berbera oo ka Warbixiyey Qasaaraha qayb Dekedda ka mid ah oo Saacado...

0
Berbera, (HargeisaPress) —Maamulka Dekedda Berbera, Masuuliyiinta Waaxyaha qaarkood iyo Madaxda gobolka Saaxil, ayaa sheegay inay ku guulaysteen deminta Dab qabsaday qaybta Koonteennarrada ee Dekedda...

Ganacsade Maxamed Yuusuf Oo Deeq Raashin Ah Gaadhsiiyey Dadka Abaartu Saamaysay Ee Degaanka Buuhoodle...

0
Buuhoodle, (HargeisaPress) —Waxaa shalay si habsami leh ugga bilaabmay degaanka Gocondhaale ee degmada Buuhoodle oo ka tirsan gobolka Cayn. Deeq raashin ah  loo Ganacsade...

Ururka Qareenada Somaliland Ee SOLLA Oo Warsaxaafadeed Kasoo Saarey Magacaabista Gudida Culimada

0
Hargeysa, (HargeisaPress) — Waxaanu si kooban ugu hadlay magacaabista gudida culimada Somaliland  ee u magacaabay madax waynaha jamhuuriyada Somaliland . Gudoomiyha ururka qareenadu isaga oo...

Dallada SONYO Oo Daawo, Gaadiid Ambulance Iyo Shaqaale Ku Wareejisay Maamulka Gobolka Togdheer

0
Burco, (HargeisaPress) — Dallada Dhalinyarada Heer Qaran ee SONYO iyo ururada xubnaha ka ee Gobolka Togdheer ayaa ku wareejisay maamulka gobolka togdheer dawooyin, 8...

Guddoomiyaha KULMIYE oo noqday Murrashixii ugu Horreeyay ee Bulshada Gobolka Togdheer kala qaybqaatay Gurmadka...

0
Burco, (HargeisaPress) —Wefti ballaadhan oo uu hoggaaminayo Guddoomiyaha KULMIYE, ahna murrashaxa Madaxweynaha ee Xisbiga Md. Muuse Biixi Cabdi oo ay wehelinayaan wasiirro ka tirsan...

HARGEYSA: Dadwayne Gadoodsan Oo Ka Dhiidhiyay Dulmiga Ay Xukuumadda Siilaanyo Ku Hayso Qoyskii Muj....

0
Hargeysa, (HargeisaPress) — Saaka arooryadii hore ayaa waxaa  weerar culus ku soo qaaday dadwayne gadoodsan dhul ay lahaayeen qoyskii mujaahid Axmed Jimcaale oo ahaa...

Wariye Katirsan Talafishanka Qaranka Somaliland Oo Dhaliilo Uu Dood Kaga Dhiibtey Shirkii Saxaafada iyo...

0
Burco, (HargeisaPress) — Wariye katirsan Wariyayaasha ka hawlgala  Talafishanka ku hadla afka Xukuumada Somaliland ee Tvga Qaranka ayaa laga joojiyay shaqadii kadib markii uu...