Dawlada Hindiya Oo Qorshaynaysa In Ay Saldhig Milatari Ka Samaysato Xeebaha Somaliland

0
Hargeysa,(HargeisaPress)–Dawlada Hindiya ayaa sheegay in ay qorshaynayso sidii ay saldhig milatari uga samaysan lahayd xeebaha Somaliland kuwaasi oo maraakiibteeda ganacsi ka ilaaliya weerarada xuutiyiinta HALKAN...

Hargeysa: Shaqaalaha Dawlada Oo Maalinta Barito Lagu Wargaliyay In Ay Shaqada Fasax Ka Yihiin...

0
Hargeysa,(HargeisaPress)– Hay’adda Shaqaalaha Dawlada Ayaa ku Wargelinaysa Dhammaan Shaqaalaha Hay’adaha Dawladu in ay Maalinta Barito Ah fasax ka yihiin Shaqada Munaasibadda Al-isra wal-micraaj Awgeed. Hay’adda...

“ Afar Nin Oo Baasto Loo Qaadey Istaahil Maaha Inaan Ujawaabo” Suldaanka Guud Ee...

0
Hargeysa,(HargeisaPress)–Suldaanka Guud Ee Beesha Subeer Awal Suldaan Xasan Suldaan Cabdilaahi Suldaan Cabdiraxmaan Ayaa  jawaab ka bixiyay kooxo madaxdhaqameed ah oo xukuumadu soo abaabushay oo...

Itoobiya oo sheegtay in ay gacanta ku dhigtay shidaal ka yimid Soomaaliya

0
Ciidamada Difaaca dalka Itoobiya ayaa qoraal ay soo dhigeen boggeeda Facebook waxay ku sheegeen in ay qabteen 30 fuusto oo shidaal ah oo laga...

Dhinacyada ay saamaysay carqaladeynta isusocodka Shidaalka ee Badda Cas oo la shaaciyey

0
Sarkaal sare oo ka tirsan Hay’adda Tamarta Caalamiga ah ayaa maanta sheegay in dib u dhaca ku yimid imaanshaha Maraakiibta Shidaalka qaada, oo ka...

Turkiga oo fashiliyey weerar argagixiso oo lagu qaaday maxakamad ku taal Istanbul

0
ISTANBUL– Mas’uuliyiinta dalka Turkiga ayaa sheegay in ay fashiliyeen waxa ay ugu yeereen weerar argagixiso oo lagu qaaday maxkamad ku taalla magaalada Istanbuul, halkaasi...

Xukuumadda Somaliland oo si Adag u Beenisay Sheegashada Soomaaliya ee koonfurta Badda Gacanka Cadmeed

0
Hargeysa (HargeisaPress)- Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Wacyigelinta, ahna Afhayeenka Xukuumadda Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cali Xasan Maxamed (Cali Mareexaan), ayaa caddeeyay in JSL ay...

Abwaan Cabdiraxmaan Abees Oo Hargaysa Lagu Xidhay.

0
Hargeysa,(HargeisaPress)–Abwaan Cabdiraxmaan Abees oo laba cisho uun ka hor kusoo bandhigay buug oo ka qoray xaaladda Somaliland iyo dhalliilo uu ka muujiyay nidaamka xukuumadda...

Dad Oromo ah oo xalay lagu laayay degmada Beledxaawo ee Gobolka Gedo

0
Inta la xqiijiyay 6 qof oo ka soo jeeda qowmiyada Oromada ee dalka Itoobiya iyo qof Soomaali ah ayaa xalay lagu dilay degmada Beledxaawo...

Tirada dadka ku dhintay qarax ka dhacay Kenya oo korodhay

0
Nairobi, Tirada dadka ku dhintay qarax weyn oo gaaska cuntada lagu karsado ka dhashay oo Khamiistii ka dhacay magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya,...