“Madaxweynaha Jabuuti Waxaa Laga-rabaa Inuu U Kala Markhaati-Furo Somaliland iyo Soomaaliya”

0
Hargeysa (Hargeisa Press)- Guddoomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee UCID Eng, Faysal Cali Waraabe, ayaa waxaa uu ka hadlay shirkii laba geesoodka ahaa ee labada...

Weftigii Madaxweynaha Somaliland oo Si Heer-Sare Ah Loogu Soo dhaweeyey Itoobiya

0
Addis Ababa (Hargeisa Press)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda  Somaliland, Muuse Biixi Cabdi iyo weftigii uu hoggaaminayey, ayaa gaadhay dalka Itoobiya oo ay maanta uga bilaabantay booqasho...

Madaxweynaha Somaliland oo U Safray Dalka Itoobiya

0
Hargeysa (Hargeisa Press)- Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi iyo wefti balaadhan oo heer sare ah oo uu hoggaaminayo, ayaa maanta safar ugu ambo baxay...

Madaxweyne Biixi iyo Weftigii Uu Hoggaaminayay oo Dalka Ku Soo Laabtay

0
Hargeysa (Hargeisa Press)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Muuse Biixi Cabdi iyo weftigii uu hoggaaminayey ee safarka shaqo ku joogay dalka Jamhuuriyadda Jabuuti, ayaa saaka dalka...

Madaxweynaha Somaliland oo Hal Arrin Ku Bogaadiyay Madaxweynaha Dalka Masar

0
Hargeysa (Hargeisa Press)- Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi, ayaa dhambaal hambalyo ah u diray Madaxweynaha dalka Masar Cabdifataax Siciid Khaliil  Al-siisi oo mar kale...

Hargeysa: Dagaal Dhexmaray Ciidamo Ka Wada Tirsan Somaliland

0
Hargeysa (Hargeisa Press)- Inta la xaqiijiyay lix qof, ayaa ku geerigooday isku dhac maanta barriga magaaladda Hargeysa ku dhexmaray ciidamo ka wada tirsan Somaliland. Dagaalkaasi...

Amal Baank oo Balanqaad U Samaysay-Ganacsatadii Hantida-Ku-Waayay Suuqyada Waaheen iyo Wajaale

0
Tog-Wajaale (HP): Baanka caalamiga ah ee Amal Bank qaybtiisa Somaliland ayaa shaaciyay in ay maal-gelin u samaynayaan ganacsatadii reer Somaliland ee hantidoodii ku gubatay...

Wefti Ka Socda Golaha Wakiillada Somaliland oo Booqday Baarlamaanka Gobolka Wales

0
Wales (HargeisaPress): Wefti ka socda golaha Wakiiladda JSL oo maalmahan ba safar shaqo ku jooga dalka UK ayaa kulamo la yeeshay xildhibaano ka tirsa...

Kulan Dhexmaray Golaha Wakiillada Somaliland iyo Safaarada Ingiriiska

0
Hargeysa (Hargeisa Press)- Guddida Garsoorka, Caddaaladda, Shuruucda iyo Xuquuqal Aadamaha ee golaha Wakiillada Somaliland, ayaa waxaa ay maanta kullan la yeesheen mas'uuliyiin  ka socday...

Congress-ka Mareykanka oo Waxka Bedel Ku Sameeyay Xeerka-Difaaca Ee Khusaysa Somaliland

0
Washington (Hargeisa Press)- Congress-ka Mareykanka, ayaa wax ka baddel ku sameeyay Xeerka guud ee difaaca Mareykanka ee NDAA (National Defense Authorization Act), qaybta Somaliland...