Cirro Oo Lacag Ku Caawijiyay Dhallinyarada Gacanta Ku Haysa Garroonka 2-aad Ee Burco

0
Burco (HP): Musharraxa kursiga madaxweynaha ee xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI Cabdiraxmaan Maxamed C/laahi (Cirro), ayaa maanta lacag guddoonsiiyay dhallinyarada gacanta ku haysa dhismaha...

Guddoomiyaha Rugta Ganacsiga oo Qaabiley Wefti Ka Socda Koonfur Afrika

0
Hargeisa (Hargeisa Press)- Guddoomiyaha rugta ganacsiga Somaliland ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay wefti ka socda dalka Koonfur Afrika. Weftigaasi oo ka socda xisbiga talladda dalka...

Shirkii Urur Gobolleedka IGAD Ee Abaaraha oo La Soo Gabagabeeyay

0
Nairobi (Hargeisa Press)- Dalalka Geeska Afrika ayaa dadaal ug jira sidii loola tacaali lahaa mushkiladda abaaraha ku soo noqnoqda gobolka, oo hadda laga cabsi...

Madaxweyne Biixi Oo Cusbitaalka Ku Booqday Madaxweyne Ku Xigeenkii U Horeeyey Ee Somaliland+ SAWIRRO

0
Hargeysa,(HargeisaPress)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta booqasho ugu tegay Madaxweyne-ku-xigeenkii hore ee Somaliland, Mujaahid Xasan Ciise Jaamac oo xaalad caafimaad loo...

Madaxweyne Biixi Oo Ka Warbixiyay Khasaaraha Dabkii Suuqa Waaheen

0
Hargaysa (HP): Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, ayaa ka hadlay khasaaraha ka dhashay Dabkii xalay baabiiyay suuqa Waaheen ee magaaladda Hargaysa. Waxaanu sheegay madaxweynuhu in...

Wasaaradda Deegaanka Oo Boorama Ku Qabatay Wacyigelinta Ka Ganacsiga Harimacadka

0
Boorama (HP): Wasaaradda deegaanka iyo horumarinta reer miyiga Somaliland ayaa maanta magaaladda Boorama ka daah-furtay barnaamijka wacyigelinta la dagaalanka sharci darrada ah ee duur...

Somaliland: Nidaamka Cadaynta Cashuurta Badeecadaha Dekadda Berbera Oo La Daah-furay

0
Berbera (Hargeisa Press.com): Wasiirka wasaaradda maaliyadda ayaa magaaladda Berbera ka daah-furay nidaamka cadaynta cashuurta badeecadaha ka soo degaya dekadda Berbera, taasoo loo dejiyay nidaam...

Bulshadda Gabiley Oo Taageeray Mudo Kordhinta Guurtidu U Sameeyeen MBC

0
Gabiley (HP): Qaybaha kala duwan ee bulshadda ku nool magaaladda Gabiley ayaa muujiyay in ay si buuxda u taageersan yihiin muddo kordhintii dhawaan ay...

Gudoomiyaha ururka Dimuqraadiga shacabka oo Hargeysa lagu soo dhaweeyay

0
Hargeysa (HargeisaPress)–Gudoomiyaha ururka Dimuqraadiga Shacabka Somaliland, Axmed Cabdale Digaale ayaa maanta lagu soo dhaweeyay magaalada Hargeysa Gudoomiyaha ururka Dimuqraadiga Shacabka Somaliland, Axmed Cabdale Digaale ayaa...

Ergadda Muqdisho Ka Yimid Oo Kulan La Yeeshay G. Guurtidda JSL

0
Hargaysa (HP): Shir-gudoonka golaha Guurtida Somaliland ayaa maanta xarunta golaha ku soo dhaweeyey Ergada dhaqanka ee ka timid magaaladda Muqdisho. Kuwaasoo shalay soo gaadhay...