Madaxweyne Biixi Oo Ka Warbixiyay Khasaaraha Dabkii Suuqa Waaheen

0
498

Hargaysa (HP): Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, ayaa ka hadlay khasaaraha ka dhashay Dabkii xalay baabiiyay suuqa Waaheen ee magaaladda Hargaysa.
Waxaanu sheegay madaxweynuhu in la magacaabay guddi soo qiimaysa khasaarihii hantiyeed ee Dabkaasi ka dhashay.
Isagoona xusay in gudigaasi gurmadka hawshaasi loo magacaabay ay xukuumaddu u soo daysay lacag dhan $1,000’000 (Hal milyan) oo dollar, si ay ugu hawlgasho.

DAAWO: Hadalka madaxweyne Muuse Biixi Cabdi:

Hargeisa Press.com/Hargeisa Office.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here