Somaliland: Nidaamka Cadaynta Cashuurta Badeecadaha Dekadda Berbera Oo La Daah-furay

0
500

Berbera (Hargeisa Press.com): Wasiirka wasaaradda maaliyadda ayaa magaaladda Berbera ka daah-furay nidaamka cadaynta cashuurta badeecadaha ka soo degaya dekadda Berbera, taasoo loo dejiyay nidaam casri ah.

Munaasibadii lagu daah-furayay  barnaamijkaasi waxaa ka soo qayb galay masuuliyiin iyo saraakiil ka socday wasaaradda maaliyadda, maamulka gobolka Saaxil, ka degmadda Berbera iyo  masuuliyiin ka socday shirkadda DP World.

Halkan Ka Daawo Warkaasi:

Hargeisa Press.com/Hargaysa Office.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here