Guddoomiyaha Rugta Ganacsiga oo Qaabiley Wefti Ka Socda Koonfur Afrika

0
500

Hargeisa (Hargeisa Press)- Guddoomiyaha rugta ganacsiga Somaliland ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay wefti ka socda dalka Koonfur Afrika.

Weftigaasi oo ka socda xisbiga talladda dalka Koonfur Afrika haya ayaa muddooyinkanba safar ku jooga Somaliland.

Waxaanay labadda dhinac kulankaasi kaga wada hadleen sidii Somaliland iyo dalka Soith Afrika ay isaga kaashan lahaayeen ganacsiga iyo arrimo kale.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here