Agaasimaha W. Shaqo Gelinta Oo Ka Warbixiyay Shirka ay UN-ka La Yeesheen

0
Hargeysa (Hargeisa Press)- Agaasimaha guud ee wasaaradda shaqo gelinta iyo arrimaha bulshadda Somaliland Cabdirashiid Ibraahim C/raxmaan, ayaa faahfaahin ka bixiyay shirka saddex bilood laha...

Madaxweyne Biixi Oo Ka Warbixiyay Khasaaraha Dabkii Suuqa Waaheen

0
Hargaysa (HP): Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, ayaa ka hadlay khasaaraha ka dhashay Dabkii xalay baabiiyay suuqa Waaheen ee magaaladda Hargaysa. Waxaanu sheegay madaxweynuhu in...

Xukuumadda oo Telefishannada Dalka ku soo Rogtay Qorshe Lagu Ilaalinayo Karaamadda Somaliland

0
Hargeysa(HargeisaPress)-Wasaaradda Waraafinta Dhaqanka iyo Wacyigelnta Jamhuuriyadda Somaliland oo  Telefishannada laga leeyahay dalka fartay qorshe lagu ilaalinayo karaamada Qaranimadda JSL, waxaana sidaas lagu soo bandhigay...

Hay’adda Al-Raxma Al-Khayriya oo Daah-furtay Wejiga 2aad Ee Biyo Dhaaminta

0
Hargeysa (Hargeisa Press) – Hay’adda khayriga ah ee Al-Raxma Al-Khayriya oo kaashanaysa hay’adda boqortooyada Sacuudiga ee King Salmaan, ayaa waxaa ay maanta daah-furtay wejiga...

Bulshadda Gabiley Oo Taageeray Mudo Kordhinta Guurtidu U Sameeyeen MBC

0
Gabiley (HP): Qaybaha kala duwan ee bulshadda ku nool magaaladda Gabiley ayaa muujiyay in ay si buuxda u taageersan yihiin muddo kordhintii dhawaan ay...

Shir Gudoonka Golaha Wakiillada JSL Oo Warbixin Siiyey Xildhibaannada Golahaas.

0
Hargeysa (HargeisaPress)-Mudanayaasha golaha wakiillada Jamhuuriyadda Somaliland ayaa shir gudoonka golahaas ka dhageysatay warbixin ku saabsan ee kalfadhigoodii hore ee 42-aad. https://youtu.be/hAVHx9vfuAM Waxana mudanayaasha warbixintaas ka horjeediyey...

Madaxweyne Ku-Xigeenka Oo Kormeeray Xafiisyadda Murashaxiinta Kulmiye Ee Boorama

0
Boorama (HP): Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland oo ay wehelinayeen xubno ka mida golaha wasiirrada ayaa maanta kormeer ku soo maray xafiisyadda murashaxiinta xisbiga Kulmiye ee...

D/Hoose Ee Laascaanood Oo Shaacisay Dhisme Lagu Kordhinayo Sarriibadda Magaaladaasi

0
Laascaanood (HP): Dawladda hoose ee degmada Laascaanod ayaa maanta shaacisay shirkadda ku guulaystay dhisme lagu kordhin doono suuqa sarriibada magaaladaasi oo dib u habayn...

“C/rasaaqinii hore ayaan ahaanayaa idinkuna garta in aan Agaasime idiin ahay”…

0
Hargaysa (HP): Agaasimaha cusub ee telefishanka qaranka Somaliland C/rasaaq Cismaan Maxamed, ayaa  balan qaaday inuu xilka loo igmaday si haboon u gudan doono intii...

Gabdho Dhawaan Laga Soo Xidhay Boorama Oo Maanta La Sii Daayay

0
Boorama (HP): Waxaa maanta xabsiga laga sii daayay 35 dhalinyaro haween ah oo muddo dhawr todobaad ah ka hor laga soo xidhay magaaladda Boorama...