Siyaasiga Maxamuud Xaashi oo Ku Dhawaaqaya Urur Siyaasadeed Cusub

0
Hargeysa (Hargeisa Press) – Siyaasiga caanka ah ee Maxamuud Xaashi Cabdi oo ka tirsan xisbiga Kulmiye, ayaa illowareedyo xogogaal ahi sheegayaan inuu iska baxayo xisbiga Kulmiye...

Somaliland iyo Mareykanka oo Yeelanaya Iskaashi Milateri

0
Hargeysa (Hargeisa Press) – Xukuumadda Somaliland, ayaa soo dhawaysay xeerka difaaca qaranka Mareykanka, oo Golaha Wakiilada Mareykanku wax ka badal ku sameeyeen si loo...

Madaxweyne Biixi oo Fariin Adag U Diray Dowladda Sacuudiga

0
Hargeysa (Hargeisa Press) – Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi oo saaka shacabka ku dhaqan magaalada Hargeysa kala qaybgalay tukashada salaadda Ciidal Adxaha, ayaa ka...

Madaxweynaha Somaliland oo Shacabka Kala Qaybgalay Tukashada Salaadda Ciida

0
Hargeysa (Hargeisa Press) – Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi, ayaa shacabka ku dhaqan caasimadda Hargeysa kala qaybgalay tukashada salaadda Ciidal Adxaha oo maanta laga...

Maxkamadda Gobolka Maroodi-jeex oo Xukun Ku Riday Qoraa Siciid Maxamuud Gahayr

0
Hargeysa (Hargeisa Press) – Maxkamadda gobolka Maroodi-jeex, ayaa waxaa ay saaka xukun adag ay ku riday Qoraaga caanka ah ee Siciid Maxamuud Gahayr oo...

Maxay Ka Wadahadleen Madaxweyne Biixi iyo Wefdiga Itoobiya?

0
Hargeysa (Hargeisa Press) – Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, ayaa waxa uu xalay kulan casho sharaf ah la qaatay wefdigii ka socday dalka Itoobiya ee shalay...

Guddoomiyaha Gobolka Sanaag oo Hal Arrin Uga Digay Shacabka Somaliland

0
Ceerigaabo (Hargeisa Press)– Guddoomiyaha gobolka Sanaag Axmed Cabdi Muuse, ayaa sheegay in dabkii ka kacay degaanada Xero Mooli iyo Gaacidh, oo dhinaca waqooyi ka...

Sahra Halgan: “Anigu Waxaan U Soo Halgamayay Meel Xor Ah oo Madaxdaydu Fadhido Inaan...

0
Hargeysa (Hargeisa Press) – Fanaanada Sahra Axmed Maxamed Maxamuud Muuse (Sahra-Halgan), ayaa sheegtay in aanay weligeed ka heesin Madaxtooyada Somaliland, iyadoo kamid ahayd dadkii halganka ka soo qaybqaatay. Fanaanada,...

Wefdi Ka Socda Dowladda Itoobiya oo Soo Gaadhay Somaliland

0
Hargeysa (Hargeisa Press) – Wefdi isgu jira wasiirro iyo saraakiil ciidan oo ka socda dalka Itoobiya, ayaa waxaa ay soo gaadheen caasimadda Somaliland ee...

Maxaa Ka Soo Baxay Kulankii Madaxweyne Biixi iyo Hoggaamiyeyaasha Mucaaradka?

0
Hargeysa (Hargeisa Press) – Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi iyo hoggaamiyeyaasha xisbiyada Mucaaradka ee UCID iyo  WADDANI , ayaa saaka kulan xaasaasi ah ku...