Shirkii Xukuumadda iyo Mucaaradka Ee Maanta oo Hal Arrin U Baaqday

0
Hargeysa (Hargeisa Press) – Shirkii u dhexeeyay xukuumadda uu hoggaamiyo Madaxweyne Muuse Biixi iyo Hoggaamiyeyaasha xisbiyada mucaaradka oo maanta loo ballansanaa, ayaa hal arrin darteed u...

Wasiirka Gaashaandhigga Somaliland Muxuu Ka Yidhi Inuu La Shiray Israa’iil?

0
Hargeysa (Hargeisa Press) – Wasiirka gaashaandhigga Somaliland Cabdiqani Maxamuud Caateeye, ayaa ka hadlay arrin maalmihii la soo dhaafay la hadal hayay oo la xidhiidha...

Sheekh Aadan Siiro oo Maanta Aas Qaran Loogu Sameeyay Magaalada Hargeysa

0
Hargeysa (Hargeisa Press) – Waxaa maanta xabaalaha Baqiic ee waqooyiga magaalada Hargeysa aas heer qaran ah loogu sameeyay allaah ha u naxariistee Marxuum Sheekh...

Wasiir Keyd: “Waxaanu Tusnay Adduunyada Inaanu Nahay Dal Isku Tashaday oo Adkaysi Leh”

0
Hargeysa (Hargeisa Press) – Wasiirka Wasaarada Arimaha Dibada iyo Iskaashiga Caalamiga ee Somaliland Dr.Ciise Kayd Maxamuud Raagsaale,  ayaa sheegay in Somaliland tahay dal isku...

Siyaasiga Maxamuud Xaashi oo Ku Dhawaaqaya Urur Siyaasadeed Cusub

0
Hargeysa (Hargeisa Press) – Siyaasiga caanka ah ee Maxamuud Xaashi Cabdi oo ka tirsan xisbiga Kulmiye, ayaa illowareedyo xogogaal ahi sheegayaan inuu iska baxayo xisbiga Kulmiye...

Somaliland iyo Mareykanka oo Yeelanaya Iskaashi Milateri

0
Hargeysa (Hargeisa Press) – Xukuumadda Somaliland, ayaa soo dhawaysay xeerka difaaca qaranka Mareykanka, oo Golaha Wakiilada Mareykanku wax ka badal ku sameeyeen si loo...

Madaxweyne Biixi oo Fariin Adag U Diray Dowladda Sacuudiga

0
Hargeysa (Hargeisa Press) – Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi oo saaka shacabka ku dhaqan magaalada Hargeysa kala qaybgalay tukashada salaadda Ciidal Adxaha, ayaa ka...

Madaxweynaha Somaliland oo Shacabka Kala Qaybgalay Tukashada Salaadda Ciida

0
Hargeysa (Hargeisa Press) – Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi, ayaa shacabka ku dhaqan caasimadda Hargeysa kala qaybgalay tukashada salaadda Ciidal Adxaha oo maanta laga...

Maxkamadda Gobolka Maroodi-jeex oo Xukun Ku Riday Qoraa Siciid Maxamuud Gahayr

0
Hargeysa (Hargeisa Press) – Maxkamadda gobolka Maroodi-jeex, ayaa waxaa ay saaka xukun adag ay ku riday Qoraaga caanka ah ee Siciid Maxamuud Gahayr oo...

Maxay Ka Wadahadleen Madaxweyne Biixi iyo Wefdiga Itoobiya?

0
Hargeysa (Hargeisa Press) – Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, ayaa waxa uu xalay kulan casho sharaf ah la qaatay wefdigii ka socday dalka Itoobiya ee shalay...