Shirka Wada-tashiga Beesha Ciise oo Ka Furmay Magaalada Ayshaca

0
Ayshaca (Hargeisa Press) – Shirka koowaad ee wada-tashiga danta beel-weynta Ciise, ayaa waxaa uu ka furmay magaalada taariikhiga ee Ayshaca. Waxaana ka soo qeyb-galay masuuliyiin...

Xisbiga Waddani oo Shir Ugu Yeedhay Xubnihiisa Gollaha Dhexe

0
Hargeysa (Hargeisa Press) – Xisbiyadda Mucaaradka Somaliland, ayaa ku baaqaya muddaharaadyo laga dhigo dhamaan gobollada dalka oo ay sheegeen in yihiin kuwo si nabad...
dil-ka-dhacay-hargeysa

Dil Ka Dhacay Hargeysa iyo Qofkii Gaystay oo Gacanta Lagu Dhigay

0
Hargeysa (Hargeisa Press) – Ciidamada Booliska Somaliland, ayaa waxaa ay gacanta ku soo dhigeen Nin xalay magaalada Hargeysa ku dilay qof shacab ah, sida...

Edna Aadan oo Qadiyada Somaliland U Soo Bandhigtay Boqortooyada Ingiriiska

0
London (Hargeisa Press) – Drs. Edna Aadan Ismaaciil oo si weyn ugu ololaysa qadiyadda madax-banaanida Somaliland, ayaa waxaa ay kulan balaadhan la yeelatay Amiirka dhaxal...

Dekeddaha Bariga Afrika oo Tartan Adag Kala Kulmaya Dekedda Berbera

0
Berbera (Hargeisa Press) – Dekadda Mombasa ee Kenya oo ah tan ugu weyn uguna mashquulka badan gobolka, ayaa tartan adag kala kulmaysa dekedaha Berbera...

Wasiirka Gaashaandhigga Somaliland iyo Wefdi Uu Hoggaaminayo oo Gaadhay Jigjiga

0
Jigjiga (Hargeisa Press) – Wasiirka Gaashaandhigga Somaliland, Cabdiqani Muxummed Caateeye iyo wefdi ballaadhan oo uu hoggaaminayo, ayaa maanta gaadhay magaalada Jigjiga ee xarunta Dowlad...

Xaaska Mo Faarax oo Ka Hadashay Taariikhda Cusub Ee Odaygeeda

0
London (Hargeisa Press) – Xaaska Orodyahanka Caalamiga ah ee Mo Faarax, Magaciisa Runta ahina yahay Xuseen Cabdi Kaahin, ayaa ka hadashay Taariikhda Murugada leh ee uu...

Somaliland oo Dalka Ingiriiska Kaga Qayb-gashay Shirka Barwaaqo Sooranka

0
London (Hargeisa Press) – Wefdi ka socda dalka Somaliland, ayaa ka qaybgalay shir lagu qabtay magaalada Birmingham ee dalka Ingiriiska, kaasoo ay yeesheen wadamada barwaaqo sooranka...

Wefdi Ka Socda Dalka Uganda oo Somaliland Ku Soo Wajahan

0
Kampala (Hargeisa Press) – Wasiirka Arrimaha Dibedda Somaliland Dr. Ciise Keyd Maxamuud, ayaa waxaa uu shaaca ka qaaday in wefdi ballaadhan oo xaqiiqo raadin ah oo...

Somaliland oo Xabsiga Kasii Daysay Nin Dhaliilo U Jeediyay Madaxweynaha Jabuuti

0
Gabiley (Hargeisa Press) – Xukuumadda Somaliland, ayaa maanta waxaa ay xabsiga ka sii daysay Aarre Sulaymaan Cowleed, oo ahaa mu’waadin reer Jabuuti ah oo...