“Haddii Dhoobo-daareed uu Somaliland imanayo aad baanu u soo dhawaynaynaa”…

0
Hargaysa (Hargeisa Press): Xukuumadda Somaliland ayaa markii u horaysay ka hadashay tallaabadii dhawaan ay baarlamaanka maamulka Puntland xilka kaga xayuubiyeen guddoomiyihii baarlamaankaasi C/xakiin Maxamuud...

Munaasibad Lagu Xusayay Dhalashadii Nebi Muxamed Oo Lagu Qabtay Berbera

0
Berbera (Hargeisa Press): Munaasibad lagu xusayay laguna waynaynayay dhalashadii Nebi Muxamed NNKH ayaa xalay lagu qabtay masjid Jaamaca magaaladda Berbera. Waxaana xafladda xuskaasi ka soo...

Digtoor Soomaali ah oo ka War Bixiyey Xannuunada Ugu Badan ee ay Soomaalidu u...

0
ANKARA,(HargeisaPress)—Dr. Maxamed Axmed Maxamed oo ah digtoor Soomaali ah oo ka hawlgala cusbitaal ku yaal magaalada Ankara ee dalka Turkiga, ayaa ka xog-waramay Bulshada...

Haween Weynaha Hargeysa oo Munaasibad ku Muuneeyey Mawliidka Nebiga NNK

0
Hargeysa(HargeisaPress)- Qaar kamid ah Haweenka ku dhaqan magaaladda Hargeysa ayaa maanta xus ballaadhan oo ay ugu debaal degayeen Dhalashada Nebigeennii Muxamed NNKH ku qabtay...

Wasiir Hore Oo Ku Baaqay In Beeshiisu Isaga Baxaan Xisbiyadda Siyaasadda Somaliland

0
Hargaysa (Hargeisa Press): Wasiirkii hore ee waxbarashadda xukuumadii Siilaanyo C/laahi Ibraahim Habane, ayaa ku eedeeyay xisbiyadda Somaliland in aanaybeeluhu u dhamayn gaar ahaana beesha...

Safiir Barkhad M. Kaariye muxuu ka yidhi sida Madaxweynaha Somaliland u magacaabay iyo Dareenka...

0
Hargeysa(HargeisaPress) - Safiir ku-xigeenka Madaxweynaha Somaliland shalay u magacaabay dalka Itoobiya Barkhad Maxamuud Kaariye, ayaa ka hadlay masuuliyadda la saaray iyo sida Bulshada uga...

Taliyaha Cusub ee Booliska oo Shacabka Somaliland ku Booriyey Inay kala Shaqeeyaan Nabadgelyadda

0
Hargeysa,(HargeisaPress)-Taliyaha Ciidanka Booliska JSL Sareeye guuto Maxamed Aadan Saqadhi (Dabagale) ayaa shacbiga Somaliland ku booriyey inay ciidanka Booliska kala shaqeeyaan sugida ammaanka dalka. https://youtu.be/wcrsv4crmz4 Taliyaha cusub...

Somaliland: Shaqaalaha Dawladda oo la Fasaxay Sabtida

0
Hargeysa,(HargeisaPress)- Guddoomiyaha Hay’adda Shaqaalaha Dawladda JSL Md. Farxaan Aadan Haybe ayaa sheegay in maalinta Sabtida ah ay hawlwadeennada dawladdu shaqada fasax ka yihiin, munaasibadda...

Safiirka Cusub Ee Norwey Oo Ka Hadlay Sida Uu U Arko Xilka Loo Magacaabay.

0
Hargeysa, (HargeisaPress)- Safiirka cusub ee madaxwaynaha somaliland maalintii shalay umagacaabay dalka Norway Maxamed maxamuud Aadan  (lilan)  oo wakhtigii xukuumadii daahir riyaale kaahin ka ahaa wakiil...

Guddoomiyihii Baarlamaanka Puntland oo xilka laga qaaday

0
Garoowe,(HargeısaPress)- Xildhibaannada Baarlamaanka dowlad gobolleedka Puntland oo ayaa goor dhaw cod gacan taag ah xilkii uga qaaday guddoomiyihii Baarlamaanka Cabdixakiin Maxamed Axmed (Doobo-Darreed). Kulanka waxaa...