Digtoor Soomaali ah oo ka War Bixiyey Xannuunada Ugu Badan ee ay Soomaalidu u Tagaan Turkiga

0
602

ANKARA,(HargeisaPress)—Dr. Maxamed Axmed Maxamed oo ah digtoor Soomaali ah oo ka hawlgala cusbitaal ku yaal magaalada Ankara ee dalka Turkiga, ayaa ka xog-waramay Bulshada Soomaalida ee caafimadka u taga Dalka Turkiga.

Dr. Maxamed Axmed oo waraysi siiyey Telefeshanka Horn cable TV, waxa kaloo uu faahfaahin ka bixiyey noocyada daawaynta kala duwan ee ay dadka Soomaalida ah u doontaan cusbitaallada ku yaal dalka Turkiga.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here