Munaasibad Lagu Xusayay Dhalashadii Nebi Muxamed Oo Lagu Qabtay Berbera

0
511

Berbera (Hargeisa Press): Munaasibad lagu xusayay laguna waynaynayay dhalashadii Nebi Muxamed NNKH ayaa xalay lagu qabtay masjid Jaamaca magaaladda Berbera.

Waxaana xafladda xuskaasi ka soo qayb galay culimaw-diin, odayaal, dhalinyaro iyo dadweyne kaloo ka qayb qaadanayay weynaynta dhalashadda Nebi Muxamed SCW.

Munaasibadaasi ayaa culimadii ka soo qayb gashay waxay ka jeediyeen khudbado ay kaga waramayeen taariikhda Nebi Muxamed NNKH iyo dhacdooyinkii ku lamaanaa markii uu dhashay ilaa xiligii Nebiga laga dhigay.

Halkan Ka Daawo Hadaladii Ay Culimadu Xuskaasi ka Jeediyeen:

Hargeisa Press.com/Hargaysa Office.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here