Gudida Beesha Bariga Hargaysa Oo Beeniyey Koox Afka Beesha Ku hadlay

0
Hargaysa (HP): Gudida Guud Ee Beesha Bariga Hargeysa, Sabawanaag iyo Cadaadley oo shir-weyne balaadhan maantaiskugu yimi xarunta guud ee Gudidu ku leedahay magaaladaHargaysa. Waxaanay  ugu...

Guddoomiyhaa Waddani Oo Dhaliilay Ansixintii Komishanka Cusub

0
Hargaysa (HP): Guddoomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee Waddani ayaa ku eedeeyay xukuumadda madaxweyne Biixi in ay caadaysatay ku xad-gudubka shuruucda dalka iyo kala qaybinta...

Waa Kuma Hogaamiyaha Cusub Ee Ururka ONLF?

0
Goday (HP): Cabdiraxmaan Maxamed Sheekh Mahdi oo ku magac-dheer Maadey ayaa xalay loo doortay guddoomiyaha ururka ONLF. Cabdiraxmaan waxaa uu ku dhashay Magaalada Qabridahar ee...

“Waxbaa la inaga sheegayaa Boorama waxaan belaayo ahayn oo ka maqani ma jirto”…C/raxmaan Saylici

0
Boorama (HP): Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland ayaa maanta xadhiga ka jaray Biyo gelin lagu sameeyey degmadda Dilla ee gobolka Awdal oo ay fulisay hay’adda Welt...

Itoobiya: Arday Jaamacadeed Oo Ku Geeriyooday Rebshaddo Ku Salaysan Qawmiyado

0
Woldia (HP): Laba arday ayaa  dhintay ugu yaraan laba iyo toban kale-na way ku dhaawacmeen rebshado dhex maray arday wax ka wada barata jaamacadda...

Xarumo Loogu Adeegayo Qoxoontiga Oo Somaliland Laga Sameeyay

0
Hargaysa (HP): Hay’adda caalamiga ah ee IOM iyo hay’adda boqor Salmaan foundation ayaa magaalooyinka Burco iyo Hargaysa ka hirgeliyay xarumo  loogu adeego dadka qoxoontiga...

Burco: Wasiirka Biyaha Oo Xadhiga Ka Jaray Ceel Biyood Riigg Ah

0
Burco (HP): Wasiirka wasaaradda horumarinta biyaha Somaliland Saleebaan Cali Koore, ayaa maanta xadhiga ka jaray ceel biyood riig ah oo ay hirgelisay wakaaladda biyaha...

Somaliland: Barnaamijka Dib-U-Eegista Waxbarashada Qaranka Oo La Daah-furay

0
Hargaysa (HP): Barnaamijka dib-u-eegista waxbarashadda Somaliland ayaa maanta ka furmay magaaladda Hargaysa,  kaasoo sanadkiiba mar la qabto laguna qiimeeyo waxbarashadda dalka. Shirkan oo ay soo...

“Golaha Wakiiladu ma ansixinayo haddii tiradda komishanku kala dhiman tahay”…

0
Hargaysa (HP): Xildhibaan Maxamed Faarax Qabile, ayaa sheegay in aanay sharciyan banaanayn in golaha Wakiiladda la hor keeni karo tiro kala dhiman oo guddiga...

Kulankii 4aad Ee Warbaahinta Somaliland Oo La Soo Gebagabeeyay

0
Hargaysa (HP): Madaxweyne ku xigeenka Somaliland  Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) ayaa maanta soo xidhay kulanka 4aad ee Warbaahinta Somaliland iyo Xuska Maalinta Saxaafadda Somaliland...