Wasiir Hore Oo Ku Baaqay In Beeshiisu Isaga Baxaan Xisbiyadda Siyaasadda Somaliland

0
499

Hargaysa (Hargeisa Press): Wasiirkii hore ee waxbarashadda xukuumadii Siilaanyo C/laahi Ibraahim Habane, ayaa ku eedeeyay xisbiyadda Somaliland in aanaybeeluhu u dhamayn gaar ahaana beesha gobolka Awdal.

Waxaanu ugu baaqay masuuliyiinta ka soo jeedda in dhamaanba xubnaha ka soo jeedda Awdal ka tirsan xisbiyadda Somaliland ay isaba baxaan, maadaama oo aanay dantii beeshasi ka dhex muuqan.

Halkan Ka Daawo Hadalka C/laahi Habane:

Hargiesa Press.com/Hargaysa Office.

LEAVE A REPLY