Safiirka Cusub Ee Norwey Oo Ka Hadlay Sida Uu U Arko Xilka Loo Magacaabay.

0
575

Hargeysa, (HargeisaPress)- Safiirka cusub ee madaxwaynaha somaliland maalintii shalay umagacaabay dalka Norway Maxamed maxamuud Aadan  (lilan)  oo wakhtigii xukuumadii daahir riyaale kaahin ka ahaa wakiil somaliland ufadhiya dalkan hada loo magacaabay.

HALKAN KA DAAWO

LEAVE A REPLY