Faarax Macallin: Madaxweyne Geelle Wuxuu Rumaysan Yahay In Soo Kabashada Soomaaliya Ay Hadhaynayso Hoggaankiisa...

0
Nairobi (Hargeisa Press) — Siyaasiga Faarax Macallin oo mar soo noqdey Guddoomiyaha aqlabiyadda Baarlamaanka ee dalka Kenya ayaa weerar ku qaaday Madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil...

Madaxweyne Biixi oo Soo Saaray Farriin Khusaysa Curashada Sannadka Cusub Ee 2021-ka

0
Hargeisa (Hargeisa Press) — Madaxweynaha Somaliland Md. Muuse Biixi Cabdi, ayaa curashada sannadka Cusub ee Miilaadiga ee 2021-ka awgeed wuxuu Hambalyo u diray Shacabka...

Golaha Wasiirrada oo Dood Ka Yeeshay Diyaar Garowga Doorashooyinka

0
Hargeisa (Hargeisa Press) — Fadhigii 69aad ee golaha wasiirrada Somaliland oo uu shir guddoominayey Madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, kuna wehelinaayey Madaxweyne ku...

Sekeriya Axmed Muxumed Oo Loo Doortay Guddoomiyaha SOLJA

0
Hargaysa (HP): Shirweynihii todobaad ee ururka suxufiyiint Somaliland ee SOLJA oo muddo laba maalmood ah ka socday magaaladda Hargaysa ayaa maanta la soo gebagabeeyay. Waxaana...

Madaxweyne Deni: Somaliland Xidid iyo Qaraabo Ayaan Nahay Hadaanan U Hadal Yaa U Hadlaya

0
Garoowe (Hargeisa Press) — Madaxweynaha maamul goboleedka Puntland Siciid Cabdilaahi Deni oo khudbad dhinacyo badan taabanaysa ka jeediyay shirka Sanadlaha ah ee Machadka Heritage...

Wasiir Koore oo Sheegay In Saxaafadda Somaliland Aan Loo Ogolayn Inay Ka Hadasho Arrimaha...

0
Hargeisa (Hargeisa Press) — Wasiirka Warfaafinta Somaliland Saleebaan Yuusuf Cali Koore ayaa waxaa uu  digniin adag u jeediyay saxaafadda Somaliland. Wasiir Koore oo khudbad ka...

Shirweynihii 7aad Ee Ururka Saxafiyiinta Somaliland Ee SOLJA oo Maanta Ka Furmay Hargeysa

0
Hargeisa (Hargeisa Press) — Shirweynihii 7aad ee ururka saxafiyiinta Somaliland ee SOLJA ayaa maanta si rasmi ah uga furmay magaalada Hargeysa, kaas oo socon...

Xukuumadda oo Dayactir Ku Samaynaysa Masjidka Qiblateynka Ee Magaalada Saylac

0
Hargeisa (Hargeisa Press) — Xukuumadda Somaliland ayaa waxaa ay markii ugu horeysay shaacisay inay dib u habayn balaadhan ku samaynayso Masjidka qadiimiga ah ee Qiblateynka...

Somaliland iyo Taiwan oo Ka Wadahadlay Arrimaha Labada Dal

0
Taipei (Hargeisa Press) — Safiirka Somaliland u fadhiya dalka Taiwan Maxamed Xaaji Maxamuud ayaa kulan balaadhan la qaatay madax ka tirsan dowladda Taiwan. Waxaana ka...

Xadka Somaliland iyo Jabuuti oo La Furay 6 Sannadood Ka Dib

0
Djibouti (Hargeisa Press) — Waxaa ku dhawaad 6 sannadood kadib dib loo furayaa isku socodka shacabka iyo gaadiidka xadka u dhexeeya Somaliland iyo Jabuuti. Arrintan...