Somaliland iyo Puntland

Maamulka Puntland oo Doonaysa Inay Carqaladayso Diwaangelinta Cod-bixiyeyaasha Ee Bariga Sanaag

0
Ceerigaabo (Hargeisa Press) – Maamul gobolleedka Soomaaliya ee Puntland, ayaa la sheegay inuu doonayo inuu carqaladeeyo Diwaangelinta cod-bixiyeyaasha doorashooyinka Somaliland oo laga samaynayo deegaannada...
faysal-cali-waraabe-oo-fariin-u-diray-xasan-sheekh-weerar-afka-ahna-ku-qaaday-farmaajo

Faysal Cali Waraabe: Hogaan Xumada Dalka Ka Jirtaa Waxay Horseeday In Soomaaliya Sheegato Somaliland

0
Ceerigaabo (Hargeisa Press) — Guddoomiyaha xisbiga Mucaaradka ah ee UCID Eng. Faysal Cali Waraabe, ayaa sheegay inay Somaliland hayso hoggaan xumo. Faysal Cali Waraabe oo...

Cabdi Xaashi oo Ku Gacansaydhay Go’aankii Doorashada Ee Ka Soo Baxay Xukuumadda Soomaaliya

0
Muqdisho (Hargeisa Press) — Guddoomiyaha Golaha Aqalka sare ee baarlamaanka Soomaaliya Cabdi Xaashi Cabdullahi ayaa ku gacansadhay go’aankii doorashada ee ka soo baxay xukuumadda...

DEG DEG: Madaxweyne Biixi oo Xilka Qaadis, Isku Bedel iyo Magacaabid Ku Sameeyey Xukuumadiisa

0
Hargeisa (Hargeisa Press) — Madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu wareegtooyin Madaxweyne oo summadeedu tahay JSL/XM/XKQ/222/1-614/012021 uu Xilka qaadis, bedel iyo Magacaabid...

Somaliland oo Yeelanaysa 11 Dekeddood iyo Hay’addaha Dekeddaha oo La Aasaasayo

2
Hargeisa (Hargeisa Press) — Mudaneyaasha golaha Wakiillada Somaliland, ayaa loo qaybiyey Xeerka Dekeddaha Somaliland, kaas oo ay ka dooddi doonaan Xildhibaannadu maalmaha soo socda. Xildhibaan Maxamuud...

Taiwan oo Somaliland Ka Taageeraysa Caafimaadka Casriga Ah

0
Taipei (Hargeisa Press) — Dowladdaha Somaliland iyo Taiwan ayaa wada qorshe lagu midaynaayo Caasimadaha labada dal ee Hargeysa iyo Taipei. Danjiraha Somaliland u jooga dalka...

Guddiga Doorashooyinka Somaliland oo Madaxweynaha U Gudbinaya Xilliga Ay U Muddeeyeen Qabashada Doorashooyinka Wakiillada...

0
Hargeisa (Hargeisa Press) – Komiishanka doorashooyinka Qaranka Somaliland, ayaa Maadaxweyne Muuse Biixi u gudbinaya Qoraal ay ku caddahay xilliga ay u qorsheeyeen inay qabtaan...

Itoobiya oo Dishay Saraakiil Ka Tirsanaa TPLF

0
Addis Ababa (Hargeisa Press) — Ciidamada milatariga dowladda Itoobiya ayaa howlgal ay fuliyeen ku dilay mas'uuliyiin sar sare oo ka tirsanaa dhaqdhaqaaqa xoreynta Tigray...

Taliye Ka Tirsan Ciidanka Dab-demiska Somaliland oo Ka Degay Muqdisho iyo Taliska Ciidanka oo...

0
Hargeisa (Hargeisa Press) — Taliska ciidanka Dabdamiska Somaliland, ayaa war ka soo saaray wararka sheegay in Taliye ku xigeenkii ciidanka Dabdamisku uu tagay magaalada Muqdisho. War-murtiyeed...

Qarramada Midoobey oo Dhaqaale Ku Bixineysa La Dagaalanka Ayaxa Ee Ku Habsaday Geeska Africa

0
Hargeisa (Hargeisa Press) — Qarramada Midoobey ayaa sheegtay in lacag dhan 1.5 Million doolar ku bixineyso la dagaalanka Ayaxa faraha ba'an ku haya wadamo...