Cali Gurey: Beesha Caalamku Kuma Qanacsana Sida Uu Madaxweyne Biixi Wax U Wado

0
Hargeisa  (Hargeisa Press) — Siyaasi Cali Maxamed Yuusuf (Cali Gurey), oo ka mid ah siyaasiyiinta Somaliland ayaa ka hadley halka uu marayo xidhiidhka u...
Koomiishanka Doorashooyinka Somaliland

Komiishanka Doorashooyinka oo Saddex Cisho Ku Daray Diwaangelinta Codbixiyeyaasha Ee Gobolada Bariga

0
Hargeisa (Hargeisa Press) — Koomiishanka doorashooyinka Qaranka Somaliland ayaa si rasmi ah u shaaciyey in muddo saddex cisho ah lagu daray diwaangelinta codbixiyeyaasha ee...

Suudan oo Dib U Qabsatay Dhammaan Dhulkii Ay Ka Haysatay Itoobiya

0
Khartoum (Hargeisa Press) — Suudan ayaa Khamiistii sheegtay inay si buuxda ula wareegtay gacan ku haynta dhammaan dhulka Suudan ee ku yaalla xuduudda, kaasi...

Fannaaniintii Caanka Ka Ahaa Gayiga Soomaalida Ee Geeriyootay Sannadka 2020

0
Hargeisa (Hargeisa Press) — Sanadkan sii dhamaanaya ee 2020 waxaa geeriyooday fannaaniin caan ka ahaa gayiga Soomaalida iyo caalamka, islamarkaana ka mid ahaa Hoboladii...

Faarax Macallin: Madaxweyne Geelle Wuxuu Rumaysan Yahay In Soo Kabashada Soomaaliya Ay Hadhaynayso Hoggaankiisa...

0
Nairobi (Hargeisa Press) — Siyaasiga Faarax Macallin oo mar soo noqdey Guddoomiyaha aqlabiyadda Baarlamaanka ee dalka Kenya ayaa weerar ku qaaday Madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil...

Madaxweyne Biixi oo Soo Saaray Farriin Khusaysa Curashada Sannadka Cusub Ee 2021-ka

0
Hargeisa (Hargeisa Press) — Madaxweynaha Somaliland Md. Muuse Biixi Cabdi, ayaa curashada sannadka Cusub ee Miilaadiga ee 2021-ka awgeed wuxuu Hambalyo u diray Shacabka...

Golaha Wasiirrada oo Dood Ka Yeeshay Diyaar Garowga Doorashooyinka

0
Hargeisa (Hargeisa Press) — Fadhigii 69aad ee golaha wasiirrada Somaliland oo uu shir guddoominayey Madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, kuna wehelinaayey Madaxweyne ku...

Sekeriya Axmed Muxumed Oo Loo Doortay Guddoomiyaha SOLJA

0
Hargaysa (HP): Shirweynihii todobaad ee ururka suxufiyiint Somaliland ee SOLJA oo muddo laba maalmood ah ka socday magaaladda Hargaysa ayaa maanta la soo gebagabeeyay. Waxaana...

Madaxweyne Deni: Somaliland Xidid iyo Qaraabo Ayaan Nahay Hadaanan U Hadal Yaa U Hadlaya

0
Garoowe (Hargeisa Press) — Madaxweynaha maamul goboleedka Puntland Siciid Cabdilaahi Deni oo khudbad dhinacyo badan taabanaysa ka jeediyay shirka Sanadlaha ah ee Machadka Heritage...

Wasiir Koore oo Sheegay In Saxaafadda Somaliland Aan Loo Ogolayn Inay Ka Hadasho Arrimaha...

0
Hargeisa (Hargeisa Press) — Wasiirka Warfaafinta Somaliland Saleebaan Yuusuf Cali Koore ayaa waxaa uu  digniin adag u jeediyay saxaafadda Somaliland. Wasiir Koore oo khudbad ka...