Madaxweyne Deni: Somaliland Xidid iyo Qaraabo Ayaan Nahay Hadaanan U Hadal Yaa U Hadlaya

0
1228

Garoowe (Hargeisa Press) — Madaxweynaha maamul goboleedka Puntland Siciid Cabdilaahi Deni oo khudbad dhinacyo badan taabanaysa ka jeediyay shirka Sanadlaha ah ee Machadka Heritage oo lagu qabtay magaalada Garoowe, ayaa ka hadley Siyaasiyiin iyo Odayaal markasta ku dhaliila ka hadalka arimaha Somaliland.

Madaxweyne Deni oo hadalkaasi ka jawaabaya ayaa sheegay in Somaliland ay yihiin qaraabo, Asxaab iyo waliba xidid islamarkaana aanay cidi ku dhaliili karin oo markasta uu  hadlayo.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here