Dhinacyada ay saamaysay carqaladeynta isusocodka Shidaalka ee Badda Cas oo la shaaciyey

0
Sarkaal sare oo ka tirsan Hay’adda Tamarta Caalamiga ah ayaa maanta sheegay in dib u dhaca ku yimid imaanshaha Maraakiibta Shidaalka qaada, oo ka...

Turkiga oo fashiliyey weerar argagixiso oo lagu qaaday maxakamad ku taal Istanbul

0
ISTANBUL– Mas’uuliyiinta dalka Turkiga ayaa sheegay in ay fashiliyeen waxa ay ugu yeereen weerar argagixiso oo lagu qaaday maxkamad ku taalla magaalada Istanbuul, halkaasi...

Xukuumadda Somaliland oo si Adag u Beenisay Sheegashada Soomaaliya ee koonfurta Badda Gacanka Cadmeed

0
Hargeysa (HargeisaPress)- Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Wacyigelinta, ahna Afhayeenka Xukuumadda Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cali Xasan Maxamed (Cali Mareexaan), ayaa caddeeyay in JSL ay...

Abwaan Cabdiraxmaan Abees Oo Hargaysa Lagu Xidhay.

0
Hargeysa,(HargeisaPress)–Abwaan Cabdiraxmaan Abees oo laba cisho uun ka hor kusoo bandhigay buug oo ka qoray xaaladda Somaliland iyo dhalliilo uu ka muujiyay nidaamka xukuumadda...

Dad Oromo ah oo xalay lagu laayay degmada Beledxaawo ee Gobolka Gedo

0
Inta la xqiijiyay 6 qof oo ka soo jeeda qowmiyada Oromada ee dalka Itoobiya iyo qof Soomaali ah ayaa xalay lagu dilay degmada Beledxaawo...

Tirada dadka ku dhintay qarax ka dhacay Kenya oo korodhay

0
Nairobi, Tirada dadka ku dhintay qarax weyn oo gaaska cuntada lagu karsado ka dhashay oo Khamiistii ka dhacay magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya,...

Goolhayaha xulka kubadda cagta Koonfur Afrika oo xalay 4 gool ku laad ka qabtay...

0
Kabtan Ronwen Williams ayaa afar gool ku laad ama rigoore ka qabtay ciyaartoyda Cape Verde ciyaar ka tirsanayd sideed dhammaadka tartanka Qaramada Qaarada Afrika...

Cameron: Xuutiyiintu waa inay joojiyaan weerarada Badda Cas

0
Xoghayaha arrimaha dibadda ee UK David Cameron ayaa sheegay in weerarada Xuutiyiinta ee ka dhanka ah maraakiibta caalamiga ah ay tahay in la joojiyo”...

Ruushka oo shir degdeg ah isugu yeeray golaha amaanka ee Qaramada Midoobey

0
Ruushka ayaa ku baaqay kulan deg deg ah oo Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay uu ka yeesho duqeymaha Mareykanka uu ku hayo kooxaha Maleeshiyada...

Maxaan ka ognahay ilaa hadda ninkii lagu eedeeyay in uu gubay xaaskiisa ee baxsadka...

0
Muqdisho, Sida ay baahiyeen booliska Soomaaliya, Sayid Cali Macalin oo ku eedeysan in uu dhawaan xaaskiisa ku gubay magaalada Muqdisho ayaa wali laamaha ammaanka...