Cameron: Xuutiyiintu waa inay joojiyaan weerarada Badda Cas

0
191

Xoghayaha arrimaha dibadda ee UK David Cameron ayaa sheegay in weerarada Xuutiyiinta ee ka dhanka ah maraakiibta caalamiga ah ay tahay in la joojiyo” kadib weeraradii ugu dambeeyay ee UK iyo Mareykanka.

Cameron waxa uu intaa ku daray: “Falalka aan ka fiirsasho lahayn waxay khatar gelinayaan nolosha dadka aan waxba galabsan, khatar ku ah xorriyadda socdaalka iyo xasilloonida gobolka.”

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here