Ehelada Marxuumkii Lagu Diley Muqdisho Oo Ka Waramay Xogo Dheeraada Oo La Xidhiidha Dilkiisa...

0
Hargeysa,(HargeisaPress)–Garyaqaan Fahmi Dr Cali oo kamid ah eheladii marxuum cabdinaasir muuse Dahable oo habeenkii xalay lagu dilay magaalada muqdisho ayaa ka waramay xogo dheeraada...

Xukuumada Somaliland oo ka hadashay muwaadin reer Somaliland Ah oo Muqdisho lagu diley

0
Hargeysa,(HargeisaPress)–Wasiiro xukuumada Somaliland ayaa ka hadlay marxuum cabdinaasir muuse dahable oo habeenkii xalay lagu diley magaalada muqdisho kaasi oo ahaa muwaadin reer Somaliland una...

Kulan muhiim ah ay wada yeesheen Labada Xisbiga Qaran ee KULMIYE iyo UCID +...

0
Hargeysa,(HargeisaPress)–Maanta waxaa kulan muhiim ah oo qado sharaf ah ku wada yeeshay Hotel Ambassador ee Magaalada Hargeysa, labada Xisbiga Qaranka ee KULMIYE iyo UCID,...

Golaha Wakiiilada Somaliland ayaa maanta ansixiyey Xeerka Doorashooyinka

0
Hargeysa,(HargeisaPress)– kal Fadhigii 16aad Todobaadkii 9aad ee Kalfadhiga 7aad, ee Golaha Wakiiladda JSL, oo uu shirgudoominaayo Gudoomiyaha Golaha Wakiiladda Mudane Yaasiin Xaaji Maxamud Xiir...

Baarlamaanka Sweden Oo Taageeray Heshiiska Somaliland Iyo Itoobiya, Kuna Dhawaaqay In Ay Ka Shaqaynayaan...

0
Stockholm,(HargeisaPress)–Munaasibad balaadhan oo lagu qabtay Xarunta baarlamaanka  dalka sweden islamarkaana lagu taageerayay heshiiska somaliland iyo itoobiya taasi oo ay goob ka ahaayeen safiirka somaliland...

Hargeysa: Saylici iyo Masuuliyinta Awdal oo hada qaadacay Xeerkii doorashooyinka ee la ansixiyay

0
Hargeysa,(HargeisaPress)– Madaxweyne Ku xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland, Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) iyo Masuuliyinta Awdal oo hada qaadacay Xeerkii doorashooyinka ee la ansixiyay https://youtu.be/MX5ZXtAr2g0?si=KY30d0bfEcFsyslK

Xoghayaha Guurtida Somaliland ayaa ku wareejiyay Xoghayaha Golaha Wakiillada Xeerarkii Doorashooyinka ee ay saaka...

0
Hargeysa,(HargeisaPress)–Xoghayaha Guurtida Somaliland ayaa ku wareejiyay Xoghayaha Golaha Wakiillada Xeerarkii Doorashooyinka ee ay saaka ansixiyeen Golaha Guurtidu. https://youtu.be/QehydFWSni0?si=ZatXcQRVrs41cl14

Doorka Muhiimka Ah Ee Somaliland Ku Leedahay Xallinta Xiisadda Badda Cas

0
Hargeysa (Hargeisa Press)- Inta lagu jiro xiisadda Badda Cas ee sii xoogaysanaysa, fursad adag ayaa sugaysa bulshada caalamka—fursad lagu soo af-jari karo go’doominta diblomaasiyadeed...

Madaxweyne Biixi oo Magacaabay Xubno Diyaarinaya Heshiiska Dhexmari-Doona Somaliland iyo Itoobiya

0
Hargeysa (Hargeisa Press)- Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, ayaa waxaa uu magacaabay xubno masuuliyiin ah oo diyaarinaya heshiiska rasmiya ah ee dhexmari doona Somaliland...

Warbaahinta Mareykanka: “Somaliland Waa In Loo Aqoonsadaa Dal Madax-bannaan”

0
Washington (Hargeisa Press)- Warbaahinta The Hill ee fadhigeedu yahay magaalada Washington ee dalka Mareykanka, ayaa talo ugu soo jeedisay dowladda Mareykanka inay aqoonsiga Somaliland...