Somaliland Oo Ka Hadashay Ciidamadii U Goostay Dhinaca Puntland

0
Hargaysa (Hargeisa Press.com): Ciidamo tira badan oo lagu qiyaasay 30 oo askari oo ay ku jireen saraakiil sar sare ayaa shalay ka goostay ciidamadda...

Shil Baabuur Oo Ka Dhacay Woqooyiga Hargaysa Oo Dad Ku Dhinteen

0
Daarasalaam (Hargeisa Pres.com): Hal qof ayaa ku geeriyooday mid kale-na wuu ku dhaawacmay shil baabuur oo maanta ka dhacay duleedka Woqooyi ee magaaladda Hargaysa,...

“Waxaan shacabka u sheegayaa page-ka ay ku qoran tahay ciidamadda booliska in aanu...

0
Hargaysa (Hargeisa Press.com): Taliska ciidamadda booliska jamhuuriyadda Somaliland ayaa sheegay in aanay iyagu lahayn  bog Internet-ka ah oo had iyo jeer lagu baahiyo waxyaabo...

Xarunta SOS Centre Burco Oo Iska Difaacay Eedo Uga Yimid Xisbiga Waddani

0
Burco (Hargeisa Press.com): Masuuliyiinta xarunta dhaqan celinta caruurta derbi jiifka ah SOS ee magaaladda Burco ayaa beeniyay hadal ka soo yeedhay masuuliyiin ka tirsan...

Iran oo ku eedeysay Sacuudiga inay kala qeybsanaan ka abuurayaan gobolka si ay ugu...

0
TEHRAN — Dowladda Iran ayaa ku eedeysay Sacuudiga inay kala qeybsanaan ka abuurayaan dalalka Islaamka iyo kuwa gobolka  si ay ugu faa’iideeyaan Israa'il ,xilli...

Soomaali laga soo qaaday dalka Yemen oo la geeyey Berbera + SAWIRRO

0
Berbera,(HargeisaPress)—Qaramada Midoobay ayaa sheegtay in ku dhawaad 4,300 oo Somali qaxooti ku ahaa dalka Yemen dib ugu celisay Somali tan iyo 2017-kii. Barnaamij ay fududeeysay...

Badhasaab Ku Xigeenka Awdal Oo Ka Hadlay, Halka Uu Salka Ku Hayo Khilaafka Maamulka...

0
Boorama,(HargeisaPress)—Badhasaab Ku Xigeenka Gobolka Awdal Cabdiraxmaan xaaji nuur sugal ayaa  Ka Hadlay Halka Uu Salka Ku Hayo Khilaafka Maamulka Gobolka Awdal. HALKANKA DAAWO MUUQAALKA WARKAN https://youtu.be/ZHWFpwm1cnI

Wadamada Afrika Oo Hirgelinaya Heshiiska Ganacsiga Xorta Ah Iyo Tirada Wadamada Ilaa Hada Saxeexay

0
Addis Ababa,(HargeisaPress)—Heshiiska ganacsiga xorta ah ee wadamada Afrika ayaa si rasmi ah loo daah furay. Heshiiskan ayaa dhaqan galay maanta iyada wadamada aan saxeexin ay...

Qaramada Midoobay Oo Ergay Cusub U Soo Magacowday Soomaaliya

0
New York (Hargeisa Press.com): Xoghayaha guud ee jamciyadda quruumaha ka dhaxaysa Mr. António Guterres,  ayaa magacaabay wakiilkiisa gaarka ah ee u qaabilsanaan doona dalka...

Xildhibaan Dheeg Oo Wasiir Khaliil Ku Dhaliilay Amarkii Uu Masaajidadda Ku Soo Rogay

0
Hargaysa (Hargeisa Press.com): Xildhibaan Maxamed Maxamuud Yaasiin (Dheeg), ayaa ku dhaliilay wasaaradda diinta iyo awqaafta Somaliland amarkii ay ka soo saartay in hoos loo...