Madaxweyne Silaanyo Oo Gurmad Soo Gaadhsiiyay Dadka Yarta Ah Ee Ku Nool Burco

0
Burco,(HargeisaPress)—Madaxweynihii hore ee Somaliland Mud. Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa maanta Gurmad Soo Gaadhsiiyay Dadka Yarta Ah ee ku dhaqan magaalada Burco ee Gobolka Togdheer. Deeqdaasi...

Dowladda Soomaaliya oo si deg deg ah ugu yeertay safiirrada ka jooga Suudaan iyo...

0
Mugdisho,(HargeisaPress)—Dowladad Soomaaliya aya maanta muddo toddobaad ah ugu yeertay inay dalka ku soo galaan safiirrada Soomaaliya u fadhiya dalalka Suudaan iyo Masar,sida lagu sheegay...

Wasiirka Maaliyada Iyo Gudoomiyaha Baanka Oo Shaaciyay Shirwayne Loo Qaban Doono Hayadaha Maaliyada Somaliland

0
Hargeysa,(HargeisaPress)—Wasiirka wasaarada maaliyada iyo gudoomiyaha baanka dhexe ayaa si wadajir ah ushaaciyay shirayne loo qaban doono haayada maaliyada ka shaqeeyay Halkan Ka Daawo Muuqalka Warkan https://youtu.be/MAslC6qSFZk

Ingiriiska Oo Bilaabay In Uu Tababarro Milateri Siiyo Ardayda Wax Ka Barata Dugsiyada Islaamiga...

0
LONDON,(HargeisaPress)—Warbixin ay faafisay xarunta isgaadhsiinta gobalka oo ay leedahay xukuumadda Ingiriisku ayaa lagu sheegay in cutubka tababarrada ee ciidamada Ingiriisku uu waxbarasho milateri siiyo...

Badhasaabka Awdal Oo La Sheegay Inuu Muddo Bil Ku Dhow Fakad Kaga Maqanyahay Gobalkiisa

0
Hargeysa,(HargeisaPress)—Badhasaabka gobalka Awdal Cabdiraxmaan Axmed Cali, ayaa muddo bil ku siman fakad ku jooga magaalada Hargeysa, isagoo ka soo cararay gobalka Awdal ee uu...

Warbixin Shaacisay in Somaliland Ka Nabadgelyo Badan Tahay London

0
London (Hargeisa Press.com): Warbixin ay baahisay laanta af Ingiriisiga ee dunidda la hadasha ee  Idaacadda BBC-da,  ayaa lagu sheegay in Boqolaal Dhallinyarro ah u...

Ardaydii Dhamaystay Barnaamijka Shaqo Qaran Oo Lagu Soo Dhaweeyay Burco Boorama iyo Gabiley

0
Hargaysa (Hargeisa Press.com): Qaybo ka mida dhalinyaradii soo dhamaysatay barnaamijka shaqo qaran oo muddo saddex bilood ah uu tababar uga socday degaanka Dar-darweyne oo...

Wajeer: Shirkad Caanaha Geella Dibadda U Dhoofisa

0
Wajeer (Hargeisa Press.com): Ganacsato Soomaali ah oo ku nool magaaladda Wajeer ee woqooyi Bari dalka Kenya ayaa noqday ganacsatadii u horeeyay oo caanaha Geella...

“Guusha Xisbiga SDP Waa Guusha Somaliland”… Danjire Saamiya Muuse

0
Helsinki (Hargeisa Press.com):  Safiirka Somaliland u fadhiya dalka Finland Marwo Saamiya Xaaji Muuse, ayaa ka hadashay muhiimadda siyaasadeed ee Somaliland ugu jirta guusha uu...

Guddiga Joogtadda Wakiiladda Oo Wasiirka Daakhiliga Su’aallo Ka Waydiiyay Nabadgelyadda Dalka

0
Hargaysa (Hargeisa Press.com): Guddiga joogtadda ah ee golaha Wakiiladda Somaliland ayaa maanta kulan la yeeshay wasiirka arrimaha gudaha Maxamed Kaahin Axmed, oo ay su’aalo...